Gudoomiyaha Gobolka Hiraan ee mamulka hiraan state mudane cabdirashiid cabdicasiis cilmi ilkace ayaa xaruunta mamulka gobolka kulan kula qaatay odiyaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beelweynta Yabar Madaxweyne Ee Magaalada Baladweyne kuwaas oo si buuxda u tageray nidaamka dowlada hiiraan state ee uu hogamiyo madaxweyne cabdiqadir xuseen coloow.
Guddoomiyaha gobolks Hiiraan
mudane Cabdirashiid Cabdicasiis Cilmi ayaa uga mahadceliyay Odayaasha dhaqanka doorka aay ka qaateen Nabadda Midnimada iyo Horumarka Gobolka Hiiraan waxuuna ugu baaqay in aay dadaalkooda laba jibaaraan.
Gudooomiye Ilkacase tan iyo markii xilka loo magacaabay waxuu dar-dar galshay howlaha maamulka Nabadda iyo is dhaxgalka bulshada, waxuuna si dhow ula shaqeeyaa qeybaha bulshada oo Odayaasha dhaqanka ugu horeeyaan Shacabka Hiiraan State.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com