Magaalada Beledweyne waxaa maanta Aas-Qaran loogu sameeyay 6-Askari oo ka tirsanaa CXD oo lagu dilay degmada Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage Ugaaska beesha Xawaadlle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Imaamka Muddulood Imaam Daahir Wasiirka Wasaaradda Badroolka xukumadda Soomaaliya Mudane Daahir Shire Maxamed Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Oow-bakar Dhagaweyne Xildhibaanno heer fedaraal ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye Maayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa munaasabadda Aas-Qaran ka qeyb-galay.
Hoos ka Daawo Muuqaal