Musharax Nabadoon Cabdi Faraah Sharaawe ayay u garteen Beesha Xaruun Cali in u noqdo Nabadoonka guud ee Cali Madaxweyne Kadib Shir ka dhacay Degaanka Cali Ganeey.
ugu Danbeentii Shirkan ayaa ka dhacay Degaanka Cali ganeey oo u shir ugu soo dhamaaday maanta Beesha Xaruun Cali.