Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Muqaal Xasaasi ah! War cusub oo kasoo kordhay mooshinka heshiisyadii Itoobiya iyo Imaaraadka

    Daawo:- Muqaal Xasaasi ah! War cusub oo kasoo kordhay mooshinka heshiisyadii Itoobiya iyo Imaaraadka

    By radiohalgan.comJanuary 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qaar kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa war cusub kasoo saaray mooshin culus oo ay dhowaan u gudbiyeen guddoonka golaha, kaas oo ku saabsanaa heshiisyo amni oo ay si qarsoodi ah xukuumadda ula soo gashay Itoobiya iyo Imaaraadka.

    Xildhibaan Faa’iso Jayte oo ahrisay go’aanno ay soo saareen Xildhibaannada saxiixay mooshinkaas ayaa beenisay inay ka laabteen go’aankoodii hore ee mooshinka, waxayna tilmaamtay in doodoodu ay sii socon doonto, isla markaana ay ka war sugayaan guddoonka iyo in la horkeeno Baarlamaanka si xukuumadda wax looga weydiiyo heshiisyadaasi.

    Bayaan ay soo saareen Xildhibaannadan ayaa waxaa lagu sheegay inay ka walaacsan yihiin heshiisyadaas lala soo galay dalal ay ka mid yihiin Itoobiya iyo Imaaraadka.

    β€œBFS wuxuu si weyn uga walaacsan yahay nuxurka iyo haykalka guud ee heshiisyada sida hoose loola galay waddamada Imaaraadka, Itoobiya, Turki, Sudan iyo Uganda” ayay tiri.

    Sidoo kale waxaa bayaanka lagu shaaciyay inay aad uga walaacsan yihiin heshiisyadaas, maadaama aan lala socod-siin baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed.

    β€œIn badan Golaha Shacabka wuxuu welwel ka muujiyay heshiisyada ay sida hoose usoo saxiixday xukuumadda, ayada oo aan loo soo gudbin Baarlamaanka ” ayaa lagu yiri qoraalka.

    Xildhibaannadu waxa kale oo ay  farriin culus u direen xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza oo ay ugu baaqeen in si degdeg ah heshiisyadaas u horkeenaan baarlamaanka si looga doodo.

    β€œWaxaan si deg-deg ah u fareynaa XFS inay si deg deg ah u horkeento Golaha Shacabka dhammaan heshiisyada ay sida qarsoodiga usoo gashay” ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.

    Ugu dambeyn waxa ay xukuumadda federaalka Soomaaliya ka dalbadeen inay la timaado qorshe cad oo lagu difaacayo dhulka iyo badda Soomaaliyeed, maadaama Itoobiya ay kusoo xadgdubtay madax bannaanida Soomaaliya kadib heshiiskii ay la gashay Somaliland.

    Hoos ka daawo Muuqaalka

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.