Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh: “Sawaxanka & Qaylada ka baxaysa Boorama, Hargaysa & Lughaya waxa ay ka tarjumaysaa Dareenka qof weliba meesha uu joogo

    Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh: “Sawaxanka & Qaylada ka baxaysa Boorama, Hargaysa & Lughaya waxa ay ka tarjumaysaa Dareenka qof weliba meesha uu joogo

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay falcelinta ka dhalatay heshiis-beenaadkii Itoobiya ay la gashay Maamulka Somaliland oo ay ku damacsanayd in ay ku qaadato qayb kamid ah badda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay dhinacyada ka falceliyay tallaabadaas.

    Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in ay jiraan Dad ku sugan deegaannada Somaliland oo rasaas loo adeegsaday si loo kala eryo maadaama ay sameeyeen tallaabo ay ku diidayeen heshiis ku sheeggaas.

    Sawaxanka & qaylada kasoo yeeraysa Dadka diidan heshiiskaas is afgaradka ah ayuu ku sifeeyay mid ka tarjumaya dareenka Soomaalinimo ee qof weliba uu u hayo dalkiisa & Dadkiisa isla markaana Dadkaas ay samaynayaan intii karaankooda ah.

    “Sawaxanka & Qaylada Boorama ka baxaysa, Hargaysa ka baxaysa ee Lughaya ka baxaysa waxa ay ka tarjumaysaa cunsurka Soomaaliga, shakhsiga Soomaaliga ah meel weliba uu joogo dareenkiisa ayay ka tarjumaysaa, waxa aan amaanayaa Wiilasha & Gabdhaha dhalinyarada ah ee qaarkood xabbadaha lagu ridayo, la kala eryayo ee qaarkood xir-xiran yihiin oo xorriyadda laga qaaday waxa ay u taagan yihiin waa in dhulka Soomaaliya mitir kamid ah uusan bixin” MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud.

    Waxa uu sheegay in dhulkaan daafac adag loosoo galay sidaas awgeed aanay dhulku bixin Karin Shakhsi ama Maamul waxaana uu markale Itoobiya u sheegay in aanay kala gorgortami doonnin ama ugu tanaasuli doonnin Dhulka, Bad & Hawada Soomaaliya.

    “Gabdhaha Waqooyiga Soomaaliya jooga gaar ahaan Hargaysa ee lahaa Xasan Sheekh Dhul ma bixin karo, Muusena ma bixin karo waa runteed 100% waayo ma bixin karo, muuse ma bixin karo qof kale oo berri imaadana ma bixin karo Dhulka Soomaaliyeed, Itoobiya waxa aan leeyahay ma dhacayso in Dhul Soomaaliyeed oo xor ah uu xorriyaddiisa waayo oo biyaha ayaan leenahay, kama gorgortamayno, Kamana heshiinayno taako kamid ah Dhulka Soomaaliyeed” ayuu yiri MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadalkaan ka sheegay kulan casho ah oo lagu maamuusayay sharciga Labada Gole ee Baarlamaanka kasoo saaaray heshiis beenaadkii ay wada galeen Itoobiya & Somaliland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.