Munasabad ay xilka kula kala Wareegeeyen Wasiirada Wasaaradaha Shaqadda &Arrimaha Bulshada, iyo Wasaaradda boostada isgaarsiinta Dowladda Hirshabelle oo lagu qabtay Magalaada Jowhar.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar” labadan Wasaarad ee boostada iyo isgaarsiinta, iyo Wasaradda Shaqada Waxa ay qabteen shaqo aad u Wanaagsan oo aan ku amaaneyno”.