Madaxweyne ku xigeenka D/G/Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar `Dabageed’ ayaa bulshada Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ku amaanay dagaalka ay kula jiraan kooxda Alshabab, waxuuna ugu baaqay inay halkooda ka sii wadaan dagaalka ka dhanka ah Alshabab.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA