Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in isfahamka Itoobiya uu fulayo oo aan la hor istaagi karin

    Daawo:- Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in isfahamka Itoobiya uu fulayo oo aan la hor istaagi karin

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, uu fuli doono, isla markaana anay Soomaaliya hor istaagi karin

    Madaxweynuhu waxa uu dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay caddaysatay in ay aaminsantahay in Somaliland anay wax jira ahayn, isla markaana ay tahay gobol kamid ah Soomaaliya.

    “Qoladii Soomaaliya waxay soo caddaysatay in ay tidhaa wax Somaliland la yidhaa ma jiro, waa gobolo annaga ah oo waxna ma goosan karaan mana talin karaan, waa markii ugu horaysay ee uu soo boxo wajiga runta ah ee Soomaaliya” ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

    Madaxweynuhu waxa uu si gaar ah u eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu sheegay in uu si gaar ah ugu xadgudbay Somaliland, waxa uuna ku eedeeyay Madaxweyne Xasan in uu kali ah rabo in uu heshiiska saxeexo.

    “Naftii hafar ha noqoniin, wax anaad yeeli karaynin marwalba ha sheegin, waxaad leedahay Somaliland badeeda anaa xukuma, hadii aad xukunto miyaad timaadid, go’aankan iyo is-fahamkani wuu fulaya” ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.

    Madaxweynuhu waxa uu sheegay in adduunku uu dano iswaydaarsanayo oo aanay cidina cid faro madhan waxba siinayn, isla markaana ay Somaliland iyo Itoobiya ku heshiiyeen in ay danahooda mideeyaan si mid waliba uu dantiisa u gaadho, isla markaana ay Itoobiya diyaar la tahay aqoonsiga Somaliland.

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaguna dhankiisa sheegay in anay ogolayn in isfahamka loo badalo heshiis rasmi ah, isaga oo sheegay in Itoobiya ay rabto in ay qaadato dhul Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.