Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

    May 10, 2025

    Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

    May 10, 2025

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

      May 10, 2025

      Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

      May 10, 2025

      Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

      May 9, 2025

      Kacdoon lamid ah kii Laascaanood oo looga dhawaaqay Baladweyne .

      May 9, 2025

      DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

      May 9, 2025

      DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

      May 9, 2025

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

      May 10, 2025

      Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

      May 10, 2025

      DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

      May 9, 2025

      DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

      May 9, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudan Cali Guudlaawe Xuseen ayaa daah-furay kulanka bandhigga waxqabadka 2024 iyo qorshaha 2025 ka ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Hirshabelle.

    Daawo:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudan Cali Guudlaawe Xuseen ayaa daah-furay kulanka bandhigga waxqabadka 2024 iyo qorshaha 2025 ka ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Hirshabelle.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 4, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    BANDHIGGA WAXQABADKA WASAARADDA MAALIYADDA 2024 IYO QORSHAHA 2025

    Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay kulanka bandhigga waxqabadka 2024 iyo qorshaha 2025 ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Hirshabeelle.

     

    Xarunta Wasaaradda waxaa kusoo dhaweeyay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxiin Ciise Caddoow.

    Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxa ay gaartay horumaro la taaban karo oo la xiriira maamul-wanaagga maaliyaddeed, daah-furnaanta, iyo kobcinta dakhliga.

    Qodobada ugu muhiimsan ee la gaaray waxaa ka mid ah:

    1. Kobcinta Dakhliga
    2. Maareynta Miisaaniyadda
    3. Horumarinta Maareynta

    “Waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda waxa uu ka turjumayaa horumarka dhaqaalle ee Hirshabeelle taas oo nagu dhiirogelineyso inaan howlgelino shaqaalle cusub iyo hirgelinta xarumo Dowladdeed.”

    Dhanka kale Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga Shaqaallaha Rayidka Dowladda Hirshabeelle waxana uu faray in la dardargeliyo sannadkan qorista shaqaallaha.

    DHAMMAAD

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

    May 10, 2025

    Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

    May 10, 2025

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”

    May 10, 2025

    Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ay

    May 10, 2025

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.