Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa Xalay aqalka Madaxtooyadda Hirshabeelle kula xafladeynayo masuuliyiin heer federal, heer Dowladda Hirshabeelle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Hoos ka Daawo Muuqaal Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe