Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Hadal-jeedinta RW hore ROOBLE oo soo hadlay, runtana u sheegay XASAN Sheekh

    Daawo:- Hadal-jeedinta RW hore ROOBLE oo soo hadlay, runtana u sheegay XASAN Sheekh

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo haatan ku sugan dalka Koonfur Galbeed ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan ee dalkaasi, isaga oo sidoo kale ka hadlay arrimo xasaasi ah oo la xiriira xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka Soomaliya.

     

    Rooble oo aan looga baran hadallada kul kulul ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadlay qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh ee doorashooyinka, wuxuuna uga digay inuu ku dhaqaaqo wixii uu shalay ka diiday Farmaajo markii uu ra’iisul wasaaraha ahaa.

    “Wixii shalay walaalkey Farmaajo aan kor ugu sheegay hoosna ugu sheegay ayaan rabaa inaan maantana walaalkey Madaxaweyne Xasan Sheekh kor iyo hoos ugu sheego taas oo ah in wax loo dhan yahay la wada helo, waxaan shalay anigu diiday yaan dalka lagu celin” ayuu yiri ra’iisul wasaarihii hore ee dalka.

    Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in xilligan aan dalka lagu xukumi karin kursiga oo la’isku dhajiyo, loona baahan yahay in la la ilaaliyo shuruucda heshiiska lagu yahay.

    “Dalkan laguma xukumi karo waxaan aniga ayay igu fiican yihiin ee adiga kuuguma fiicno ee waxaa lagu xukumi karaa shuruuc iyo wax heshiis lagu wada yahay” ayuu yiri.

    Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Aniga ka Rooble ahaan waxaan u istaagi doonaa in aan usha dhexda qabto oo aan ka shaqeeyo sida aan isugu keeni lahaa siyaasiyiinta kala fikirka duwan”.

    Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu dambeyn ka hadlay arrintii qabsatay markii uu u safrayay dalka Koonfur Afrika, kadib markii loo diiday warqaddii habraaca ee uu ku dalban lahaa Visaha dalkaasi, wuxuuna tilmaamay in qaar kamid ah saaxibadiisa ay saameysay arrintaasi, balse ay la xisaabtan sameyn doonaan marka uu soo laabto.

    “Nin ciid kugu rogay calooshiisu ku tusay, markaan dalka imaado ayaan la xisaabtami kuwa dadka u dowladaynaya ee na hor-istaagay.” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.