GUDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN MUDANE MUUSE SALAAD WEHLIYE OO HOGAAMINAYO WAJIGA LABAAD EE DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIIJTA AYAA WAJIBAADKII UGU DAMBEEYEY EE SHAQO AAY KALA QAATEEN COLALKA CIIDAMADA DEEGAANKA CXD.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ee dowlad Gobaleedka Hirshabeele mudane Muuse Salaad wehliye ayaa mid kamida baraha ciidamada Deegaanka kula dardaarmay ciidama xaq u dirirka Ee Deegaan’ka ee iska dulqaadayo khawaarijta Ayagoo kala qaatay dardaaran iyo wajibaadkii ugu Dambeeyey ee lagu wajahayay kooxda khawarijta .
“Waxaan ku jirnaa diyaar garoowgii ugu Dambeeyey anigoo wajiga labaad ee dagaalka Halkaan ka hogaamin doono waxaan rabnaa inaan difaaca ka baxno weerarka galno midnimada aan ilaalino”
Waxaa si dardar leh ku socdo howlgalada Dabargooynta kooxaha argagixiso ee loogu Magacdaray Dibu-curasho oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye.