Guddoomiyaha Xisbiga Daldhis Abdirahman Adow oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka warbixiyay xarigiisii iyo asiga ugu baaqay hay’adda Nisa iyo xukuumadu in raaligelin ka bixiso xariga sharcidarada ahaa ee loogeystay Guddoomiyaha xisbiga Daldhis
Hoos ka daawo Muuqaalka