Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Fiqi oo shaaciyey hal arrin oo maqaamka Muqdisho uu u xayiran yahay

    Daawo: Fiqi oo shaaciyey hal arrin oo maqaamka Muqdisho uu u xayiran yahay

    By radiohalgan.comFebruary 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maqaanka magaalada Muqdisho uu u xiyiran yahay dhameystirka dastuurka dalka, isagoo sheegay in wax tallaabo ah aan la qaadi karin ilaa inta laga dhameystirayo dastuurka.

    Wasiir Fiqi ayaa maanta warbaahinta kula hadlay banaanka hore ee xarunta golaha shacabka, kadib markii looga yeeray kulankii maanta ee xildhibaanada golaha shacabka, isaga iyo duqa Muqdisho Yuusuf Madaale.

    Wasiirka ayaa sheegay in maqaamka Muqdisho uu qeexayo qodobka 9-aad ee dastuurka KMG ah ee dalka, balse hadda dastuurkiiba uu qabyo yahay, wuxuu intaas ku sii daray in dhowr iyo toban sano uu maqaamkii caasimada Muqdisho u xayiran yahay dastuurka qabyada ah.

    “Maqaamka gobolka Banaadir markii maanta laga dooday waxaa soo baxday arrin dastuuri ah oo weyn, maqaamkii caasimada wuxuu u xayiran yahay qodobka 9-aad ee dastuurka, 11-sano ayey Muqdisho u xayiran tahay dib u eegista dastuurka,” ayuu yiri Fiqi.

    Waaiirka ayaa sii hadlayey ayaa sheegay in shacabka Muqdisho ay maanta ugu dhowdahay inay helaan xuquuqdooda, “Guddiga arrimaha gudaha ee BFS waxaan ku bogaadinayaa inay ka shaqeeyaan arrinta maqaamka Muqdisho, si loo helo shuruuc maqaamkeeda u ogolaaneysa caasimadda Muqdisho,” ayuu yiri.

    Sidoo kale siyaasiyiinta mucaaradka ah ayuu Fiqi ku dhaliilay inay diidan yihiin in laga shaqeeyo dastuurka, si looga gudbo caqabadaha dhanka sharciga ka heysta dowladnimada Soomaaliya.

    “Siyaasiyiinta waaweyn ee Muqdisho ka soo jeeda waxay mar walba sheegaan inay u doodayaan xuquuqda dadkaan, hadana markii la dhaho arrintii waa laga shaqeynaa oo dastuurkii waa la dhameystirayaa waxay soo saarayaa wararcarqaladeyn u eg, raggaas waxaan leeyahay is ceshada inta shacabka Muqdisho aysan idinku soo bixin oo aysan idin dhihin naga wareega,” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Fiqi.

    Wuxuu sheegay in dastuurkaan uu xaq-siinayo qoys iyo qabiil kasta, “waxaan rajeynayaa in shaqada ka socota dastuurka deg deg loo soo gabagabeeyo, waxayna shaqadaasi ku xawilan tahay oo dhameystirkeeda aan ka sugeynaa baarlamaanka,” ayuu yiri wasiir Axmed Macalin Fiqi.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.