Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

      February 16, 2026

      Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

      February 16, 2026

      DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

      February 16, 2026

      WAR DEG DEG AH Hasan xirsi muxumad Ayaa Hadda Lagu Dilay kala Beeyr ee Gobalka Hiiran

      February 16, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray markii Muqdisho la keenay ninkii gubay

    Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray markii Muqdisho la keenay ninkii gubay

    By Liban QoonoFebruary 6, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

     Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhawaan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa galabta iska xaadiyey garoonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud.

    Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen in eedeysanihii laga soo dejiyey Muqdisho, waxayna ciidamada ammaanka iyo guud ahaan dowladda uga mahad celiyeen, sida ay uga jawaabeen codsigoodii ee loogu guuleystay soo qabashada ninkaas.

    Cabdoow Xaaji Xasan oo ah Nabadoonka qoyskii ay ka dhalatay marxuum Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta kula hadlay garoonka, isagoo cadeeyey in meydkii gabadha aan weli la aasin, isla markaana ay doonayaan in ninkaan lala aaso gabadha oo ka dhigan in la toogto.

    β€œLaamaha ammaanka waajibkooda waa ay guteen Maxkamadaha dalka iyaguna waa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda u horkeenaan edeysanaha. Gabadheenii weli Meydkeeda waa noo yaalaa,” ayuu yiri Nabadoon Cabdoow Xaaji.

    Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mar kasta ka filanayeen cadaalad, hadana ay doonayaan in la dhameystiro inta ka dhiman cadaaladda Luul, β€œtani waxay sharaf u tahay madaxweynaha, r/wasaaraha, hey’adaha amniga, baarlamaanka iyo guud ahaan dowladda,” ayuu yiri Nabadoon Cabdoow Xaaji oo aad ugu farxay soo qabashada ninka dilay gabadhooda.

    Wuxuu sheegay in wixii ka horeeyey shalay galab markii lasoo qabtay ninkaas ay aad u walwalsanaayeen ehellada gabadhii la gubay, balse hadda ay kalsooni badan ku qabaan inay cadaalad ka heli doonaan dowladooda.

    β€œWaxaan ilaahey ka baryeynaa in dowladeena ay noqoto mid aan ku dhaqmeyn looma ooyaan iyo 4.5 oo ay noo noqoto dowlad dadkeeda u xaq soorta, ninkii dil geysta waa in dowladdu waajibkiisa marisaa, meesha haka saarto dowladdu kan waa laandheere iyo kan waa looma ooyaan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Nabadoon Cabdoow Xaaji.

    Ninkaan oo shalay  laga soo qabtay deegaan hoos taga magaalada Hobyo isagoo baxsad ah ayaa maanta diyaarad laga soo saaray magaalada Gaalkacyo, waxaana galabta laga soo dejiyey Muqdisho, si cadaaladda loo horgeeyo, waxaana dowladda aad loogu amaanay juhdiga ay ku bixisay soo qabashada ninkaas.

    Dhaawacyo culus oo dabkii ka soo gaaray ayaa ku yaalla ninka, gacan, wajiga iyo qeybo kale oo jirkiisa ka mid ah ayaa guban, waxaana la maxkamadey karaa markii uu bogsado sida uu sharcigu qabo, halka uu weli banaanka yaallo meydkii Marxuum Luul oo aad u gubtay, reerka ay gabadhu ka dhalatay ayaa horay u cadeeyey in aan la aasi doonin hadaan lala duugeyn ninkii dilay.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Madaxweyne Hassan Sheikh oo la yimid Qorshe Cusub oo ku saabsan Shirka Muqdisho

    February 16, 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya wuu soo laabtay maanta sida aan wararkeenna hore ku baahinay

    February 16, 2026

    DEG DEG Soomaaliya iyo Tanzaaniya oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan

    February 16, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.