Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Dilaa Sayid-cali oo Maxkamadda kahor sheegay Sababtii keentay in xaaskiisa gubato

    Daawo:- Dilaa Sayid-cali oo Maxkamadda kahor sheegay Sababtii keentay in xaaskiisa gubato

    By radiohalgan.comFebruary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad lasoo taagay eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo heesto in uu gubay xaaskiisa oo xaamilo aheyd oo lagu magacaabayay Luul Cabdicasiis.

    Eedeysana ayaa maxkamadda horteeda ka sheegay in uusan isagu si kas ah u gubin xaaskiisa, waxa uuna sheegay in khilaaf ka dhashay maseyr xagiisa ah uu ka dhashay dabka keenay in ay gubato xaaskiisa una geeriyooto.

    Sayid-cali ayaa sheegay in xaaskiisa ay ku xanaaqday una sheegtay in aysan nolol dambe la wadaageyn, waxa uuna xusay in ay ka dalbatay furriin , iyada oo u raacisay in ay guursaneyso nin kale oo ilmaha la koronaya lacagna siinaya.

    ”Habeenkii Jimcaha markii aan guriga tagay ayaan u geeyay cabitaan aan u gaday, balse cabitaankii ayey daadisay iyada oo xanaaq ii muujisay, qolkayga jiifka ayaan galay sariirta ayaana jiiftay, Luul qolka ayey isoo gashay iyada oo alaabo igu soo tuurtay igana nixisay, waxa ayna igu tiri in aad i furto ayaa jirta, nin oday ah ayaan guursanaya oo lacag i siinaya ilmahana ila korinaya, aniga waan xanaaqay alaabteeda nin kale kuma jiifanayo ayaan dhahay, bannaanka ayaan u baxay bansiin ayaan soo gatay qol martida jiifan jirtay ayaan soo gubay, markana qolka jiifka soo aaday ayaan Luul ku dhahay qolka ka bax waan gubaa kii kalana waan soo gubay, inta aan qolka gubin ayaan maqlay qeylada Luul oo ku jirta qolkii aan soo gubay , waan soo bad baadiyay banaanka usoo bixiyay iyada iyo ilmaha , markaas kaddib ayaan cabsaday oon guriga ka tagay” ayuu yiri Sayid-cali.

    Eedeysanaha ayaa sidoo kale maxkamadda kahor sheegay in uu xaaskiisa aad u jeclaa, waxa uuna xusay in aysan suurto gal ka aheyn in uu xaaskiisa oo uur yar u laheyd uu gubo, balse qolkii gubanayay iyada gashay sidaasna uu dhibka ku dhacay.

    Dhageysiga kiiska dilka ah ee loo heesto Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaana wali ka socota maxkamadda gobolka Banaadir, waxaana la filayaa in maxkamadda kiiskan ay go’aan kasoo saarto ayna xukun ku rido ninkan ku eedeysan in uu xaaskiisa gubay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.