Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: DF oo shaacisay in BIIXI uu beegsi ka billaabay Awdal, una jawaabtay Itoobiya

    Daawo: DF oo shaacisay in BIIXI uu beegsi ka billaabay Awdal, una jawaabtay Itoobiya

    By radiohalgan.comMarch 11, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sii-hayaha wasiirka amniga Soomaaliya, ahna wasiiru dowlaha wasaaraddaas Maxamed Cali Xagaa ayaa qabtay shir jaraa’id, isagoo wakiil ka ah xildhibaanada iyo masuuliyiinta dowladda federaalka ee ka soo jeeda gobollada waqooyi, gaar ahaan gobolka Awdal.

    Wasiir Xagaa ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo sida uu sheegay Muuse Biixi uu ka bilaabay gobolka Awdal, sidoo kale wasiirka ayaa farriin adag u diray taliyaha ciidamada Itoobiya, isagoo ka jawaabay hadal ka soo yeeray.

    Wasiirka ayaa sheegay in maamulka Muuse Biixi uu bilaabay inuu caburiyo oo xirxiro odayaasha, saxafiyiinta iyo qof kasta oo reer Awdal ah oo lagu tuhmay inuu ka soo hor jeeda qorshaha halista ah ee Muuse Biixi uu badda ku siinayo Itoobiya.

    Xalay magaalada Ceelsheekh waxaa laga soo qabtay cuqaashii diiday inay halkaas tagaan guddi uu Muuse u xil-saartay inay fuliyaan heshiis ku sheegii uu badda ku siiyey Itoobiya,” ayuu yiri Wasiir Xagaa.

    Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in dadkii ku noolaa deegaanada ay metelaan ay dareemayaan caburintii ugu weyneed, kadib markii ay diideen qorshaha ciidamada Itoobiya loogu wareejinayo badda, sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya ay aaggaas gaaf wareegayaan.

    Muusow wixii aad ka dagaalantay dadka haku sameynin, waad la socotaa wixii kaa raacay Goojacadde iyo Laascaanood, Muusow wax aad walaalnimo ku weysay xoog ku gaari meysid ee ka jog waxaad faleysid,” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Xagaa.

    Wuxuu ugu baaqay shacabka Somaliland inay iska dulqaadaan gumeysiga Muuse Biixi, isagoo u balan qaaday in dowladda Soomaaliya ay garab taagnaa doonto oo si dhow ay ula socon doonto dhaqdhaqaaqooda, garabna ay siin doonto.

    Loaded: 4.67%

    Wasiir Xagaa ayaa si adag uga hadlay dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo sida uu sheegay Muuse Biixi uu ka bilaabay gobolka Awdal, sidoo kale wasiirka ayaa farriin adag u diray taliyaha ciidamada Itoobiya, isagoo ka jawaabay hadal ka soo yeeray.

    Wasiirka ayaa sheegay in maamulka Muuse Biixi uu bilaabay inuu caburiyo oo xirxiro odayaasha, saxafiyiinta iyo qof kasta oo reer Awdal ah oo lagu tuhmay inuu ka soo hor jeeda qorshaha halista ah ee Muuse Biixi uu badda ku siinayo Itoobiya.

    “Xalay magaalada Ceelsheekh waxaa laga soo qabtay cuqaashii diiday inay halkaas tagaan guddi uu Muuse u xil-saartay inay fuliyaan heshiis ku sheegii uu badda ku siiyey Itoobiya,” ayuu yiri Wasiir Xagaa.

    Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in dadkii ku noolaa deegaanada ay metelaan ay dareemayaan caburintii ugu weyneed, kadib markii ay diideen qorshaha ciidamada Itoobiya loogu wareejinayo badda, sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya ay aaggaas gaaf wareegayaan.

    “Muusow wixii aad ka dagaalantay dadka haku sameynin, waad la socotaa wixii kaa raacay Goojacadde iyo Laascaanood, Muusow wax aad walaalnimo ku weysay xoog ku gaari meysid ee ka jog waxaad faleysid,” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Xagaa.

    Wuxuu ugu baaqay shacabka Somaliland inay iska dulqaadaan gumeysiga Muuse Biixi, isagoo u balan qaaday in dowladda Soomaaliya ay garab taagnaa doonto oo si dhow ay ula socon doonto dhaqdhaqaaqooda, garabna ay siin doonto.

    Sidoo kale wasiirka amniga Soomaaliya wuxuu sheegay in Taliyaha ciidamada Itoobiya uu ku andacooday in hadii ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya ay dowladnimadu burbureyso, wuxuuna u diray farriin adag.

    “Dowladda Soomaaliya waa isku filan tahay, ciidankeeda ayaa u dagaalamaya oo cadowga ka xoreynaya dalka, taliyahaas waxaan leeyahay taada maarey, ciidamada shisheeye dalka waa ka baxayaan sanadkaan dhamaadkiisa, ciidanka Soomaaliyeedna waa u diyaarsan yahay inuu la wareego amniga qaranka,” ayuu yiri wasiiru dowlaha, ahna sii-hayaha xilka wasiirka amniga Soomaaliya

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.