Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo: DF oo ka jawaabtay hadal-hayn ka dhalatay mashruuc yaab leh oo ay geysay Gedo

    Daawo: DF oo ka jawaabtay hadal-hayn ka dhalatay mashruuc yaab leh oo ay geysay Gedo

    By radiohalgan.comApril 29, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) ayaa jawaab ka bixisay hadal-heynta ka dhalatay jawaano ay dhawaan gaysay gobolka Gedo, kuwaas oo qaarkood la geeyay degmada Doolow, si looga hortago fatahaad mar kale ku dhufato halkaasi.

    Arrinta hadal-heynta dhalisay ayaa ah in jawaano kooban la geeya Doolow, gaar ahaan afaafka hore ee wabiga Jubba, taas oo dadku siyaabo kala duwan uga falceliyeen.

    Maxamuud Macallin oo ah guddoomiyaha ha’yadan ayaa jawaab ka bixiyay arrintaasi, wuxuuna sheegay inuu arkay sawirrada laga soo qaaday goobta ee hadal-heynta dhaliyay, wuxuuna sheegay in shaqadu billow ay ahayd, laakin ay dad leh dano gaar ah faafiyeen wararkaasi.

    Guddoomiyaha ayaa xusay in shaqadu ay tahay mid ballaaran, ayna ku dadaalayaan in laga hortago xaalad fatahaad ah oo mar kale ka dhacda gobolka Ged.

    “Jawaannada waxaa lasoo sawiray xilli ay billow yihiin, shaqadana weli ay socotaa jawaanno kaliya ma’ahan arrinta carro tuur ayaa socdo katarabeelo iyo baldoosaro ayaa ku jiro oo ciida ku xaarayo oo meesha buuxinayo” ayuu yiri Guddoomiye Maxamuud Macallin.

    Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Waxaa shaqada socota garan kara dadka deegaanka oo meesha joogo, runtii meeshaas waxa ay ahayd meel dhib wayn ku hayso”.

    Dhinaca kale guddoomiyaha SoDMA oo hadalkiisa sii wata ayaa beeniyay warar kale oo ku aadan in la leexdo gaadiidka raashinka sida ee ay hay’addu u dirto gobollada dalka, isaga oo shaaca ka qaaday inay gurmadkaasu la gaarsiiyo deegaanada iyo dadka loogu talagalay.

    Baabuurta iyo raashinka la diraayo si siman ayay u tegaan gobollada, ugama harno inaan dirno gaadiidka, waxaan saarnaa dad, maamulladana waa nala shaqeeyaan” ayuu yiri.

    Waxa uu intaasi kusii daray in aysan hay’addu mar kasta ka jawaabi karin wararka been abuurka ah ee lagu baahiyo baraha bulshada, kuwaas oo tilmaamay in laga leeyahay dano kale, laguna suurad xumeynayo magaca Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka.

    In ay tegaan iska daayi xitaa waxaa hubinaa in dadka loogu talagalay la gaarsiiyay gurmadkaasi, marka annaga qof meel fadhiyo wax uu iska soo qoray kama jawaai karno” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay Maxamuud Macallin oo wareysi siiyay Universal TV.

     

    📸 Watch this video on Facebook
    https://www.facebook.com/share/v/hU6W2JPStrHKHJrn/

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.