Close Menu
    What's Hot

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Madaxdii Jigjiga booqatay oo isugu tagtay Shabeelley.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo:- Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo isaga tegay Muqdisho

    Daawo:- Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo isaga tegay Muqdisho

    By radiohalgan.comJanuary 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciyaartoyda xulka kubadda cagta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa gebi ahaan isaga tegay magaalada Muqdisho, kadib markii Jimcihii lasoo dhaafay lagu weeraray garoonka Stadium Muqdisho, xilli ay soo dhammaatay ciyaar ay la lahaayeen dhiggooda Galmudug, taas oo iyaga loo adkaaday saddex iyo waxba.

    Ciyaariyahannada ayaa saaka subax basas looga qaaday hoteelkii ay daganaayeen, kadibna waxaa la geeyay garoonka Aadan Cadde oo ay diyaarad uga sii raacayaan Baydhaba.

    Dadaallo dheeraad ah oo la sameeyay, si loo qanciyo xulka Koonfur Galbeed ayaa ugu dambeyn fashil kusoo dhammaaday, waxayna ugu dambeyn ka baxeen ciyaarihii socday.

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiirka dhalinyarada iyo taliyaha NISA ayaa shalay booqasho ugu tegay ciyaartoyda Koonfur Galbeed, ayaga oo raalligeliyay, balse waxay arrintaas u cuntami weysay xulka Koonfur Galbeed oo maanta isaga tegay Muqdisho.

    Arrintan ayaa sidoo kale isku beddashay siyaasad, waxaana kusoo biiray xildhibaanada dowladda Soomaaliya ku metala dowladda federaalka oo isla markiinka mooshin ka gudubiyay wasiirkada dhalinyarada iyo ciyaaraha, Maxamed Barre Maxamuud.

    β€œFalkaas dhacay oo la gabay amnigii la rabay in la ilaaliyo waa inoo qof u baxaa mooshin ayaan hadda gudbinay oo wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha saacadaha soo socda ayaa gaarsiineynaa guddoonka wuu qoran yahay mooshinka” ayuu yiri Xildhinaan Jilley

    .

    Waxaa kale oo uu kusii daray β€œβ€œSaas oo kale kuwa amniga qaabilsan iyagana mooshinka ayaan marsiineynaa wasaaradda amniga ayayna hoos yimaadaan”.

    Falka lagula dhaqaaqay xulka Koonfur Galbeed ayaa sabay dhaawac soo gaaray qaar kamid ah ciyaartoyda iyo burburinta baabuurkii ay la socdeen, taas oo dhalisay caro xoogan.

    Waa markii labaad oo la weerarayo xulka Koonfur Galbeed, waxayna ahayd 2020-kii markii sidaan oo kale loo weeraray xilli ay kasoo baxeen ciyaarta, taas oo dhalisay tuhun xoogan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.