Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo: Buuq ka dhashay dastuurka oo hareeyay kulankii BF Soomaaliya

    Daawo: Buuq ka dhashay dastuurka oo hareeyay kulankii BF Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 23, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka  federaalka Soomaaliya oo weli ka doodaya dhameystirka dastuurka ayaa maanta mar kale kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas oo uu hareeray buuq xoogan.

    Buuqa ayaa ka dhashay dood si gaar ah u dhex-martay Senator Muuse Suudi Yalaxow iyo Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waliid oo isku qabtay arrimo ku aadan dastuurka.

    Xildhiban Waliid oo ka hor hadlayay golaha ayaa ka hadlay wax ka beddelka dastuurka, isaga oo su’aallo ka keenay qaabka wax loo qado, laakin waxaa hadalkaas ka horyimid oo xildhibaanka u jawaabay Senator Muuse Suudi Yalaxow.

    Senatorka ayaa shaaca ka qaaday in hadalkan oo kale aan la fileyn xildhibaanka, maadaama uu kamid ah guddiga dastuurka labada aqal ee baarlamaanka dalka.

    “Ninkan wuxuu ka tirsan guddiga dastuurka inuu isaga dacwo kale keeno oo annaga naga horkeeno kuma haboona” ayuu yiri Senator Muuse Suudi Yalaxow.

    Intaas kadib waxaa hadalka sii qaatay Xildhibaan Maxamed Waliid oo sheegay inuu xaq u leeyahay inuu ka hadlo fikirkiisa ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ka ah ee dalka.

    Aniga waa kamid ah guddiga dastuurka,laakiin xaq waxaan u leeyahay in aan waxa aan qabo ku daro” ayuu ku dooday Xildhibaan Waliid oo mar kale qaatay hadalka.

    Sidoo kale wuxuu si adag ugu jawaabay Senator Muuse Suuid, isaga oo ay ka muuqato caro aad u xoogan oo ka dhalatay doodda dhex-martay labada nin.

    “Ma ra’yigeyga ayaa ii diideysaa Senator ma sharci ayaad u haysataa adiga? yaa awooddaas ku siinaya” ayuu isna ugu jawaabay Xildhiban Waliid.

    Waxaa kale oo uu Xildhibaan Maxamed Waliid khudbadiisa sii raaciyay Aad ayaa u khaldan tahay ee Akhlaaq yeelo”

    Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka doodaya cutubka 4-aad ee dastuurka, xilli ay weli diidan yihiin xubnaha mucaaradka iyo sidoo kale hoggaanka sare ee Puntland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.