Bulshada Beledweyne oo Soo Dhaweeyay Dabdamiska Beledweyne la keenay.
Agaasimaha machadka Hiigsi Dr Ilyas Cali Cabdi ayaa ka hadlay Dabdamis-ka maanta la keenay Beledweyne iyo Dadaalka iyo Doodaha ay kal hore sameyeen ee ku aadanayd in Beledweyne yelato Dabdamis.