Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo BIIXI: Xasan Sheekhow calaacalka iska daa

    Daawo BIIXI: Xasan Sheekhow calaacalka iska daa

    By radiohalgan.comFebruary 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa weerar culus ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh oo ay kala dhexeyso xiisad ka dhalatay heshiiska badda.

    Biixi ayaa shaaca ka qaaday in Xasan Sheekh aysan wixiisu dhaafsiisneyn hadal uun, isla markaana ay dhaqan gelin doonaan heshiiska ay la galeen dowladda Itoobiya.

    Sidoo kale wuxuu ku eedeeyay inuu doonayo in isaga loo soo maro heshiiskaas, uuna saxiixo, taasina aysan suuragal ahayn, sida uu ku dooday madaxweynaha Somaliland.

    β€œXasan horay ayaan ugu sheegay waxa aad la qaylineyo waxaa waaye aniga aan heshiiska saxiixo, taasina waxa ay ka dhigan tahay adiga oo lagu yiraahdo gurigaaga aniga yaa ku maamulaayo” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay heshiiska badda.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in hadalka madaxweyne Xasan Sheekh uu arko calaacal uun, isla markaana uusan waxba ka beddeli karin heshiiska badda, sida uu hadalka u dhigay.

    Laba halba iska iskaa (Horta calaacalka iska daa qof bani’aadmigaa calaacalka waa looga badan yahay, midda labaad waxaadan yeeli kareyn mar walbaha sheegin,Β  waxaad leedahay Somaliland baddeeda anaa xukuma ee halay soo maro, haddii aad xukunto halkan maa timaatid” ayuu ar kale yiri madaxweynaha maamulka Somaliland.

    Waxaa kale oo uu intaasi sii raaciyay β€œGo’aankan iyo MOU-gan waanu filinayaa mar kale ayaan kuugu celinayaa”

    Dhinaca kale madaxweyne Muuse Biixi oo hadalkiisa sii wata ayaa soo ka hadlay dilkii Cabdinaasir Dahable loogu gaystay magaalada Muqdisho, kaas oo deegaan ahaan kasoo jeeda Somaliland, sidoo kalena u shaqeynayay hay’adda duulista hawada Soomaaliya.

    Muuse Biixi ayaa dilka ninkaas ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaana uu sheegay in lagula xisaabtami doono falkaasi.

    β€œMadaxweyne Xasan Waxaan ku leeyahay ninkii Soomaliland ee Xamar aad ku disheen godobteeda adeey ku agfadhidaa, uma qabno in ilmo yar yar iyo qaar kale ay ka timid, arrintan waxaa weeye anaa ku dilay anaa kuu gar qaadaya ana kuu go’aaminayo ” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay.

    Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan ay waji cusub yeelatay xiisadda badda, maadaama dowladda federaalka ay iyadana heshiis difaac lasoo gashay dowladda

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.