Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Daawo: BF oo qaaday tallaabadii ugu dambeysay ee wax ka beddelka dastuurka

    Daawo: BF oo qaaday tallaabadii ugu dambeysay ee wax ka beddelka dastuurka

    By radiohalgan.comMarch 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    XildhibaanadaΒ  labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan kulan wadajir ah ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga doodayo dhammeystirka doodka wax ka beddelka dastuurka.

    Dhammaan xildhibaannada kulan xaadiray ayaa loo qaybiyay nuqulka kama dambeysta ah ee soo jeedina wax ka beddelka dastuurka oo haatan maraya marxladdii u dambeysay.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay hareero fadhiyaan ku xigeenada labada Gole ayaa furay kulankan wadajirka oo ee looga hadlay marxaladda saddexaad dastuurka oo ay horay doodo uga soo yeesheen xildhibaanadu, gaar ahaan afarta cutub ee ugu horreysa.

    Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in ajendaha maanta uu yahay dhageysiga warbixinta guddiga dastuurka oo sharraxaad ka bixinayay qorshahood ku aadan dhameystirka dooda.

    β€œMaanta howl muhiim ah ayaa inoo taallo, waxaana warbixin dhammeystiran ka dhageysaneynaa guddiga dastuurka ee labada Aqal” ayuu yiri Aadan Madoobe.

    Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xildhibaanada Soomaaliyeed inay si wanaagsan u dhageystaan warbixinta, si ay kadib go’aan uga gaaraan ansixintiisa.

    β€œWaxaan codsaneynaa in xildhibaanadi ay fadhiyaan si ay arrinta u ogaadaan, kadibna aan xog ogolaa u noqono” ayuu mar kale yiri guddoomiyuhu.

    Sabtida soo socota ayaa la filayaa in baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyo wax ka beddelka, sida uu shaaciyay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishkuur oo qoraal soo saaray.

    Xildhibaanka ayaa sheegay in markii ugu horaysay taariikhda siyaasada Soomaaliya ay Sabtida dhici karto in xildhibaan uu u codeeyo baarlamaan aan madaxweyne dooranaynin, ra’iisul wasaarana xil ka qaadi karin.

    β€œWaxaa la yaab leh in xitaa la aaamini waayey habraacii lagu muransanaa ee dib u eegista dastuurka. Madaxweynaha waxaa ku dheeraaday waqtiga lagu soo turxaan bixinayo doodaha xildhibaannada oo gaaraya in ka badan 1000 bog oo qoraal ah iyo la tashiyada 9-ka jiho, wuxuuna amray in meel-mariyo shan ajande oo labo ka mid ah uusan marna ka talaasuli doonin,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

    Arrintan ayaa kusoo aadeysa, ayada oo weli xubnaha mucaaradka oo ay ugu horreyaan Farmaajo, Shariif iyo madaxweyne Deni ayu diidan qorshaha Villa Somalia ee dastuurka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.