Close Menu
    What's Hot

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Madaxdii Jigjiga booqatay oo isugu tagtay Shabeelley.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» DAAWO: Al-Shabab oo farriin xasaasi ah u dirtay beesha ISAAQ

    DAAWO: Al-Shabab oo farriin xasaasi ah u dirtay beesha ISAAQ

    By radiohalgan.comJanuary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta dad badan oo shacab iyo rag ay ku tilmaameen nabadoonada qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed waxay isugu keeneen magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas waxaa ka dhacay Banaanbax weyn loo dadka reer Jilib ay kaga soo horjeedaan damaca guracan ee Itoobiya ay ku dooneyso badda Soomaaliya.

    Wadaadkii ka soo baxday Hargeysa ee Sheekh Aadan Sunni ahaa ayaa ka mid ahaa xubnaha maanta fagaaraha Jilib kaga hadlay damaca Itoobiya, isagoo farriin u diray beesha uu ka dhashay ee Isaaq.

    β€œReer Sheekh Isxaaqow ceebta idin dul hogatay, ee Muuse idiin soo xambaaray, waad ka qubeysa doontaan ama taariikhda oo dhan ayaad ka dhici doontaan, waxaad heysataan Soomaali garab idiin ah oo maanta agoon uma tihidiin Xabashi,” ayuu yiri Aadan Sunni.

    Al-Shabaab, waxay ku hanjabeen in 20-ka KM ee Muuse Biixi uu badda ka siiyey Itoobiya ay halkii KM u heli doonaan 1,000 dagaalame oo dhimata, taas oo ka dhigan in 20 kun oo maleeshiyaad ah oo u dhimata ay u helayaan 20-kaas KM.

    β€œSaylac waxaa ka shisheysa in ka badan 100 KM oo dhul Soomalaiyeed ah, hadii 20 KM la bixiyey dhulka ka shisheeyana yaa qaada doona? Isagana Itoobiya ayaa qaadaneysa, dhulkaas yar ee la siiyey Xabashida wuxuu noqa doonaa halka ay Itoobiya ciidanka iyo Maraakiibteeda ka soo geli doonto dhulka Soomaaliya,” ayuu yiri wadaad kale oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu magacaabo Jaamac Cabdisalaan.

    Al-Shabaab waxay ku hanjabayaan in maanta ay iska dhici karaan, dalkana ka difaaci karaan ciidamada Itoobiya, iyagoo tusaale u soo qaadanaya dagaaladii Muqdisho k dhacay sanadihii 2006-2007.

    Sidoo kale kooxda Al-Shabaab ayaa madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ku eedeysay inay wax ka ogaayeen heshiiska Muuse Biixi uu u saxiixay Itoobiya, balse Caasimada Online waxay xaqiijisay in taasi been tahay oo Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle aysan waxaba ka ogeyn qorshaha Muuse Bixii uu ku saxiixay badda.

    Haweenka ka soo qeybgalay banaanbixii maanta Jilib ka dhacay ayaa u goodiyey Itoobiyaanka, iyagoo yiri β€œXabashidu ma ilowday in awooweyaasheen bareen oo ku qasbeen inay cunaan hilibka ciiriinka?”

    β€œMuuse dowlad kasta oo ku aqoonsata ma dalkeenaad qeyb ka siinee? Umadda Soomaaliyeed waxay maanta leedahay sumcad, laakiin hadii arrintaas ay ka hortegi weyso waa dulowday, Wayaanadu siduu rabo hadey Saylac qaataan oo nabad ku seexdaan waa soo sikanayaan,” ayuu yiri Cabdiwaaxid Isxaaq oo ka mid ah odayaashii ka hadlay banaanbaxa Jilib ka dhacay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.