Waxa shalay Xafadaha qar laga soo aruuriyay
Ergadii lagu sheegay in eey yahiin Hiiraan State oo Dumar u badana.
Dadkaas oo lagu shagay Hiiran State ayaa Madaxweynihii Hore ee Hiiran State Cali Jeyte Cusmaan ku eedeyay in Hiiran State meel cidla ah uga tagay.
Dhanka kale isla Ergadii ayaa kalsoonidii kala laabatay Madaxweye Cali Jeyte oo isla asigane isku Caano shubay kal hore oo xilka qadis lagu sameeyay.
Hase yeeshee
Abdullahi Ganey ayaa horay u ahaa Madaxa Golaha Amniga Hiiran State uu magacaabay Isla cali Jeyte.
Wuxuu la tartamay Deeq Abdullahi Abukar Abdullahi Ganeyna Waxeyna noqday Wax lalayabo.
Allow Sahal Amuuraha Magaalada Beledweyne oo noqtay Magaalada ayaan daran.