Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Cumar Cabdirashiid oo soo saaray digniin culus kahor meel-marinta qorshaha Villada

    Cumar Cabdirashiid oo soo saaray digniin culus kahor meel-marinta qorshaha Villada

    By radiohalgan.comMarch 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa si adag uga hadlay wax ka beddelka dastuurka, xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda ka dhalatay isku-day ay Villa Somalia ku dooneyso inay baarlamaanka ku mariso qorshaheeda.

    Ra’iisul wasaarihii hore ayaa ugu horreyn dhaliilay sida ay dowladda Xasan Sheekh u wado arrinta dastuurka, isaga oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalata wax ka beddelka uu rabo madaxweynaha.

    “Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay dabada ka riixaysaa dastuur cusub iyada oo og in uu ka maqan yahay guud ahaan in dadka iska leh lagu wada qanciyo,” ayuu yiri ra’iisul wasaarihii hore ee dalka oo qoraal soo dhigay bartiisa X (ex-Twitter).

    Waxa uu tilmaamay in ficilada madaxda dowladda federaalka “ee ku aaddan soo saarida dastuur cusub” oo aan heshiis lagu ahayn ay albaabada u furayaan fara-galinta beesha caalamka, sida uu hadalka u dhigay.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in cod baarlamaanka uusan xal u noqon karin xaaladda Soomaaliya, isagoona ka digay qalalaase siyaasadeed oo albaabada u fura fara-gelin shisheeye.

    “Baarlamaanka 11-aad oo cadaadis saaran yahay ayaa laga yaaba inuu meel-mariyo nooca cusub ee dastuurka la soo jeediyay, laakiin ma ahan mid ku dhisan wada-tashi qaran, natiijadaas oo kale waxay noo horseedi kartaa qalalaase siyaasadeed oo albaabada u furi doona fara-gelinta beesha caalamka.”

    Ra’iisul wasaare Cumar ayaa ku adkeysanaya in dhameystirka dastuurka u baahan yahay is-afgarad ballaaran, balse ay sax aheyn wadada ay ku wado dowladda hadda talada haysa ee uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh.

    Hadalka ra’iisul wasaarihii hore ayaa imanaya xilli ay wax ka beddelka dastuurka meel adag ka istaageen madaxweynayaashii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka, oo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay in uu meesha ka saarayo dastuurkii heshiiska lagu ahaa.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.