Anigoo ah Elmi Farah Nur (Webi) kuna hadlayo magaca qoyskeyga waxan ka tacsiyadeynayaa geeriga Nabadoon FARAH ABDI WAARE SUUL oo maanta 26/01/2015 ku geeriyooday MUQDISHO.
Guud ahaan reer Hiiraan,dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan caruurtii,reer Abdi Waare Suul ,ehelka iyo beeshii aw Nabadoonka u ahaa samir iyo iimaan allaha naga wada siiyo Aamiin.
Wuxuu ahaa Nabadoon iyo waayeel u soo
Shaqeeyey dadka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan reer Hiiraan dhammaantood.
Waxan alle uga baryayaa janatul fardawza aamiin.