Ciidanka Hayβada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada.
Inta uu howlgalka socday ayaa taliyaha Ciidanka Nabadsugida Gobolka Baay Abdifatah isxaq Adan ayaa indha indheeyay Goobaha Ganacsiga Magaalada asagoona Ganacsatada ku booriyey ka shaqeynta amniga guud ee Magaalada.
Sidoo kaleΒ waxaa Ciidanka ay baaritaano ku sameeyeen BaabuurtaΒ isticmaala Wadooyinka Magaalada Baydhabo.