Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Ciidanka AUSSOM oo ku dhawaaqay in howlgallo ka dhan ah AS ka billaabayaan Shabeellaha Hoose

    Ciidanka AUSSOM oo ku dhawaaqay in howlgallo ka dhan ah AS ka billaabayaan Shabeellaha Hoose

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 26, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    War-saxaafadeed ka soo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya AUSSOM ayaa looga hadlay dagaalkii cuslaa ee Jimcihii ka dhacay gudaha deegaannada Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha Hoose.

    Howlgalka ayaa sheegay in ay ka hortageen weerarkaasi oo qaraxyo ku billaawday, isla markaasna ay weli gacanta ku hayaan deegaannadii lagu dagaalamay ee gobolka Shabeelaha Hoose.

    AUSSOM ayaa caddeysay in weli ay socdaan howlgallada ka dhanka ah AS ee lagu xaqiijinayo amniga guud ee deegaannada Sabiib iyo Caanoole, iyaga oo kaashanaya Ciidanka Xoogga.

    “Waxaan wadnaa howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga guud ee Sabiib iyo Caanoole, AS waxaan ka dilnay xubno badan, hubna waan ka qabsanay” ayaa lagu yiri Bayaanka AUSSOM.

    Bayaanka Howlgalka ayaa sidoo kale lagu xusay in ay billaabayaan howlgallo guud oo AS looga saarayo dhammaan deegaannada ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeellaha Hoose.

    Dhinaca kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la iska difaacay weerarka AS ee deegaannada Sabiib iyo Caanoole, isla markaasna amniga la xaqiijinayo.

    Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka ka dhacay deegaannadaasi, inkasta oo aan si madaxbanaan loo xaqiijin karin tirada rasmiga ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.