Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 8, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in magaalada Los Angeles loo diro 2,000 oo askari oo ah Ciidanka Ilaalada Qaranka, si ay uga qeyb qaataan xakameynta rabshado ka dhacay halkaas kaddib markii ICE ay qaaday howlgal ballaaran oo lagu beegsanayay muhaajiriinta aan sharciga haysan.

    Rabshadahan ayaa ka bilaawday carada ka dhalatay xarigga dad badan oo Latin Ameerikaan ah ah oo lagu qabtay xaafadda Paramount ee magaalada Los Angeles .

    Tallaabadan ayaa imaneysa iyadoo ay sii xoogeysanayaan mudaharaadyo ay dhigayaan dadka deegaanka, kuwaasoo ka dhiidhinaya sida ICE u fulinayso howlgallada.

    Guddoomiyaha gobolka California, Gavin Newsom, iyo duqa magaalada Los Angeles, Karen Bass, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada Trump, iyagoo ku tilmaamay “mid xaaladda kicineysa” oo aan xal u keeneyn bulshada.

    Dhanka kale, Taliska ICE iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Trump ayaa difaacay howlgalka socda, iyagoo ku andacoonaya in la qabanayo “dambiilayaal sharciga baal maray” oo khatar ku ah amniga Mareykanka.

    Bulshooyinka Latino-ga ah ee ku nool xaafadda Paramount ayaa sheegaya inay dareemayaan cabsi iyo cadaadis, iyadoo qaar badan oo ka mid ah dadkaas aysan hadda ka baqayaan inay bannaanka u baxaan.

    Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in howlgalladan ay kala jarayaan qoysas isla markaana dhaawacayaan xiriirka bulshada iyo dowladda.

    Khilaafka u dhexeeya maamulka Trump iyo hogaamiyeyaasha gobolka California ayaa markale banaanka keenay loollanka siyaasadeed ee ku saabsan socdaalka, amniga gudaha, iyo awoodda dowladda dhexe marka loo eego tan gobollada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.