Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Ciidamada Itoobiya oo gubay xaruntii Nisa ee Doolow .

    Ciidamada Itoobiya oo gubay xaruntii Nisa ee Doolow .

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 28, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xaaladda degmada Doolow ayaa saaka degan, kadib dagaallo culus oo xalay ka dhacay, kuwaasoo u dhaxeeyay ciidamada Nabadsugidda Federaalka iyo ciidamada Itoobiya oo la sheegay in ay weerar kusoo qaadeen xerada ay ku sugnaayeen ciidanka Nabadsugida.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya gubeen hub iyo saanad ciidan oo yaallay xarunta Ciidamada Nabadsugida, waxaana wararku intaa ku darayaan inay gebi ahaanba Ciidamada Itoobiya la wareegeen xerada, gacantana ku dhigeen Taliyihii ciidanka Nabadusgida ee Doolow iyo qaar ka mid ah ciidanka Nabadsugida.

    Sidoo kale, xaaladda magaalada Baladxaawo ayaa saaka degan oo maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo ka dhacayeen, kaddib markii uu halkaas si lama filaan ah maalmo ka hor uga degay C/rashiid Janan oo loo magacaabay Taliyaha Nabadsugida Jubbaland ahna Madaxa Guud ee Amniga gobolka Gedo.

    Xiisaddan dagaal ee ay ku lug yeesheen Ciidanka Itoobiya ayaa ku soo aadday, iyadoo magaalada Addis Ababa uu ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Salaad, mana jirto illaa hadda war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Federaalka oo ku saabsan dagaalkii xalay oo Illaa hadda la isweydiinayo sababta ay DFS uga hadli la’dahay weerarkii ay ciidamada Itoobiya u adeegsadeen madaafiic lagu burburiyay saanaddii iyo agabkii ciidan ee yaallay xarunta.

    Dhanka kale, Maamulka Jubbaland ayaa si adag u eedeeyay Dowladda Federaalka, iyagoo sheegay in DFS weerar kusoo qaaday xarumahooda oo ku yaalla gobolka Gedo.

    Dowladda Federaalka ayaa maalmihii la soo dhaafay dhax-maquuraneysay is-diidooyin badan oo la xiriira arrimaha ka jira Gobolka Gedo, si ay xoojiso dhaq dhaqaaqeeda ka dhanka ah Axmed Madoobe, tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu fashilmay isku daygeedii Raaskambooni.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.