Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Caro xooggan oo ka dhalatay hadalkii Xasan Sheekh ee damaca Itoobiya ee BADDA

    Caro xooggan oo ka dhalatay hadalkii Xasan Sheekh ee damaca Itoobiya ee BADDA

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa shalay sheegay in Itoobiya aysan u diidanayn inay hesho bad, balse ay rabaan inay soo marto wadadeeda sharciga ah.

    Annaga iyo Itoobiya iskuma haysanno in ay Itoobiya badda gaarto, waxaan isku haysannaa Itoobiya sidee bay badda ku gaaraysaa, maaha dagaalku in ay Soomaaliya dowladda Itoobiya bad u diiddan tahay,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.

    Hadalka madaxweynaha oo kusoo aaday xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxaa si weyn uga carooday bulshada Soomaaliyeed qaarkood, ayada oo inta badan dadkii ka fal-celiyay hadalkaan oo lasoo dhigay bogga Villa Somalia ee Facebook ay kasoo horjeesteen, iyagoo tilmaamay in xilligaan madaxweynaha looga fadhin hadal sidaan u dabacsan.

    Haddaba, sidee looga fal-celiyay hadalka madaxweynaha?

    Mowliid Cali Mire: “Aad iyo aad baan uga xumahay dalkeygu in uusan laheyn hogaan aragti leh ama hogaamiyaal madax-banaan iyo dad isku toosan oo aanan la xisaabtami karin hogaamiyahooda oo ku qasbi kara in uu ka laabto wixii qaldan oo uu sameeyo.”

    “Sifada sharciga ah oo ay ku soo gaari karto Ethiopia badda Somalia madaxweynuhu ma cadeyn, halkaas waxaa iiga bidhaantay in madaxweynuhu uusan waxba u diidaneyn Ethiopia ee kaliya uu ka xun yahay Muuse xagiisa in laga soo maray.” ayuu yiri Maxamed Cabdiqaadir Macallin.

    Maxamed Macallin ayaa waxa uu intaas kusii daray “Haddii asaga (Xasan) loo imaan lahaa uu bixin lahaa bada, haddana uu u gogol xaarayo sidii uu ugu gacan galin lahaa. Bulshada Soomaaliyeed waxaa la gudboon inay tashtaan.”

    Daa’uud Cabdi Ruus ayaa sidoo kale waxa uu isna yiri “Madaxweynaha hadalkaan jilicsan lagama filaneyn, laakiin maalgashiga Soomaaliya haddii sharci loo maro wey banaan tahay.”

    Cabdiraxmaan Cali: “Odayga la-taliyaaal ma qabo miyaaa horta.”

    “Masha Allah waa sax haddii Ethiopia ay ganacsi rabto waa diyaar lkn bad laqaato maheyno nuxurka hadalka Masha allah mudane madaxweyne,” ayuu yiri Xasan Muuse.

    Kaamil Cade: “Sharci iyo sharci daraba Itoobiya bad naguma laha ma laga soo gudbay.”

    Anwar Cabdi ayaa sidoo kale waxa uu yiri “Xasanow awalba qayladadu ma hayn inaad Ethiopia ka celiso bada Somalia balse waxay aheyd lacagta ha ila dhafinina haddana ujeedkaga wad cadaysay awalba Somalia wax u harsana maleh ee hala gato inta hartayna.”

    Madaxweyne waa qaldan tahay sida jilican aad Ethiopia ula hadleyso si diplomacy mahan, waxaana ka muuqda cabsi iyo jileec fara badan,” ayuu yiri Sadiiq Cabdinaasir.
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.