Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Cali Jeyte oo Kahadlay sababta uu u tagay magaalada Jigjiga iyo in ka Xunyahay Daaqdii ugu dambeysay in ku warejiyeen Muuse Salaad Wehliye oo ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan

    Cali Jeyte oo Kahadlay sababta uu u tagay magaalada Jigjiga iyo in ka Xunyahay Daaqdii ugu dambeysay in ku warejiyeen Muuse Salaad Wehliye oo ah Guddoomiyaha gobolka Hiiraan

    By radiohalgan.comJuly 21, 20253 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Gudoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ahne
    qeybsanaha Madaxweyne JFS  Macawiisleeyda  ayaa
    si hoose  lagu soo dhaweyay  soo qabanqabiyeen Ardada Jamacada Jigjiga xaflad soo dhaweyn aheyd oo Heer hoose  ah ayaa  loogu sameeyay magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida inuu ka yimid dadka reer Hiiraan Dagaal ku socada.

    Sida Radio Halgan Xogta ku heshay Cali Jeyte ayaa aad ugu  Xumahay  in Daaq Hub iyo Raashiin aheyd DDS ugu tagadhay  Ciidanka Macawiisleeyda  in lagu wareejiyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye  si aan mar dabe u dhaci  hase ahaate  Muuse Salaad Wehliye waa Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee Dowlad Hirshabelle asiga ayaa wakiil ka ah dadka iyo deegaanka Gobolka Hiiraan.

    Dhanka kale Gudoomiyahii hore Gobolka Hiiraan
    Cali Jeyte Cismaan oo todobaadkii hore gaaray magaalada Jigjiga ayaa sheegay in isaga iyo wafdigiisa aysan booqasho u imaan  damadhaad Jigjiga ee u baahan yihiin Hub iyo Lacaag oo lagu taageero.

    oo ay ka soo taggeen dad dhiig baxaya, islamarkaana qorshahoodu yahay iney u helaan gurmadka ay u baahan yihiin waxaan u bahanahay Lacaag iyo Hub  saas waxa yiri Cali Jeyte Cismaan

    “Booqasho maanan ahayn, waxaanu ka soo tagnay dad dhiig baxaya oo xaalad adag ku jira, illaa muddo afar sano ah gaareysa dagaal ku jiray, dad shacab ah oo hal reerna ah, runtii way dadaaleen, si weyn bayna u dadaaleen, yacni sacrifice bay sameeyeen baa la dhihi karaa, waana walaalihiinoo waad garaneysaan” ee lacaag  iyo Hub nasiiya Ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan Hase yeeshee dagaalka ayaa muruuc isku badalay  iyo siyaaasad  oo ku dhisan Lacaag  amo Xil  radiis iyo ismuujin

    Wuxuu sidoo kale tilmaamay Gudoomiyahii hore ee Gobolka Hiiraan  ahne Hogaaninayey ciidanka Macawiisleeyda Gobolka im dadka reer Hiiraan ay muujiyeen doorkooda ku aadan ciribtirka Al-shabaab, islamarkaana haatan waxa kaloya ay u baahan yihiin ay tahay gurmad walaalnimo.

    “Waxaan idiin kula dardaarmayaa waxa dadkaas dhibaato haysta, sidii aad gacan uga gaysan lahaydeen inaad gacan uga gaysataan, idiinkuna aad ka taxadartaan shacab ahaan ama reer ahaanta aad hadda halkan ku fadhisaan inaad nabadgelyada ka shaqeysaan oo aad dowladdiina kala shaqeysaan.” ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.

    Cali Jeyte ayaa dowlad deegaanka Soomaalida iyo dowladda Itoobiya uga mahadceliyay qaabilaadda ay u sameeyeen iyo sida ay diyaarka ugu yihiin inay gacan uga gaystaan la dagaalanka maleeshiyada Al-shabaab, isagoo xusay in horeyna ay u taageereen, hadana ay diyaar u yihiin in taageero kale inay siiyaan dadka reer Hiiraan.

    Sagaalkii bishaan July ayaa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxay saanad ciidan ku wareejiyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehlinayeen qaar ka mid ah waxgaradka gobolka, waxaana hubkaas iyo saanada ciidan ugu talagaleen ciidamada la dagaalamaya beesha Xawaadlle ee dagaalka kula jira kooxaha argagixisada.

    Ugu dambeyntii guud ahaan dadka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah indhaha ugu wada haaya natiijada kasoo bixi doonto kulamo uu ka wado hoggaamiyaha ciidanka Macawiisleeyda Soomaaliya labadii todobaad ee u dambeysay gudaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

    Hase ahaate  Cali  Jeyte Cismaan ayaa bilabay  Dagaal  3 Sano ka hor  Dagaal  alshabaab  Asigo  ka cararay  Xilka qadis Hirshabeelle  kadib  dagaalkaas ayaa ku yahay Gobolka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe balse 3 sano ka hor  Dhulka  la xurayay ayaa hadda kacanta ka baxay

    Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwlba Ish Warar Radio Halgan Mahadsanid

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.