BISMILLAH,
๐๐๐ฌ๐๐๐ก ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ก ๐ฅ๐๐ฆ๐ ๐ ๐๐ ๐ซ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ซ๐ช๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐.
Ugu horeeyn waxaan salaan diiran u Dirayaa guud ahaan shacab’ka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan Salaan dabadeed maanta oo aay Tariikhdu Tahay 01/2/2026 waxaan halkaan ka Shaacinayaa anigoo ah (Cali Jeeyte Cismaan) inaan ahay musharax u taagan Hanashada xilka ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ ๐๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฒ๐น๐น๐ฒ ee mudo Xileedka 2026-2030.
๐ฆ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐บ๐๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐๐ฑ๐ฎ
1=Markii aan arkay ahmiyadda iyo qiimaha aay leedahay in la helo maamul ku dhisan is ongol iyo isla gudoomid, anigoo Garawsaan waayo aragna u ah xaaladahii Habraaceed ee ay soo martay dowlad Goboleedka Hirshabeele tan iyo Dhismaheediii, hadaba si aan u dhisano maamul cadaalad leh , Wadajir leh Halbeega lagu cabiri karano uu yahay dad iyo deegaan wadajiro isna Aqbalsan waa Sababta aan isugu sharaxay xilkaan.
2=Markii aan aqbalay talo soo jeedin soo socotay mudo fog oo iiga imaaneysay Umaadda ku dhaqan dowlad goboleedka Hirshabeele dal iyo dibad,
Waxaan go’aan saday inaan wajaho Qeeybna ka ahaado Isbadalka lagu Bad-baadinayo maamulka Hirshabelle si Aan u helno maamul heey’bad leh lana Hana qaado maamulada kale ee qeeybta Ka ah dowlada fadaraalka soomaaliya.
Sidaas daraadeed walaalyaal Barnaamijkeeyga Siyaasadeed oo ah mid Baaxad leh waxaan ku bayaanin doona Madalo siyaasadeed oo aan iclaamin Doono hadu Eebe idmo.
Hanka iyo himilada ugu weeyn ee aynu Xaqiijineyno waa Inaan hirshabelle ka Dhigano meel ka caagan argagixiso, leh Qiyam maamul oo sharfan u-dub Dhexaadna u noqoto adkeynta amniga Dalka iyo xoojinta midnimada nidaamka Fadaraalka ee Dowladnimadeena.
Ugu dambeyntii waxaan u soo jeedinayaa Kana codsanayaa umadda ku dhaqan Dowlad goboleedka Hirshabeele in loo midoobo midnimada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta wajahayo hubanti Amni iyo dagaalo argagixiso, qalbiyadane leeysku furo lana abuuro jawi aqli iyo Xigmad leh oo Aan ku wajahno isbadal ina Dhaxal siiya hormar iyo amni ku dhisan Isla ongol iyo isla gudoon.
๐๐ข๐๐๐๐ก ๐๐ ๐ก๐ ๐๐ฌ๐ข ๐๐ ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐
๐ซ๐จ๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก ๐๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ข๐ข๐ก๐ ๐๐๐.
Alle Mahadleh.

