Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

      February 27, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Bukayo Saka Oo Jabiyay Rikoodh Uu Dhigay Ryan Giggs

    Bukayo Saka Oo Jabiyay Rikoodh Uu Dhigay Ryan Giggs

    By radiohalgan.comMarch 29, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Giggs waxa uu waayihiisa ciyaareed ee Premier League ku soo qaatay Man United.

    Wuxuu u saftay 672 kulan oo heer sare ah Red Devils, isagoo kula guuleystay 13 horyaal oo cajiib ah.

    Xiddiga reer Wales ayaa dhaliyay 114 gool oo horyaalka ah, xilli ciyaareedkiisii ugu fiicnaa ee gool dhalinta xilli ciyaareedkii 1993/94.

    Waxa uu dhaliyay 13 gool waxana loo diwaan galiyay todobo caawin xilli ciyaareedkii ay Man United ku guulaysatay horyaalka.

    iyada oo 10 kulan ka dhimantahay xilli ciyaareedka Saka ayaa haatanba dhaafay Rikoodhkii uu Giggs dhigay.

    Xiddiga Arsenal ayaa xilli ciyaareedkan dhaliyay 21 gool isaga oo dhaliyay 13 gool ka dhaliyay Premier league waxana uu diiwaan gashaday 8 caawin.

    Waxa uu ku socdaal xilli ciyaareedkiisii ugu fiican hadii ay tahay caawinta ama goolasha.

    Waxa uu dhaliyay 13 gool oo horyaalka ah xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyay 14 gool xilli ciyaareedkii hore.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka dhex qarxay dalalka Pakistan iyo Afghanistan

    February 27, 2026

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.