Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Bremer, Olmo, Diaz & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

    Bremer, Olmo, Diaz & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga

    By radiohalgan.comMarch 29, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Manchester United ayaa laga yaabaa inay isku daydo inay u adeegsato weeraryahankeeda Mason Greenwood si uu qayb uga noqdo heshiiska ay ku doonayaan daafaca dhexe ee Juventus Gleison Bremer, kaasoo lagu qiimeeyo 51 milyan (Gazzetta dello Sport).

    Laakiin xasilooni darada iyo dammaanad la’aanta Champions League ee Man Utd ayaa ka dhigtay Bremer inuusan hubin inuu u dhaqaaqayo, iyadoo xiddiga heerka caalami ee dalka Brazil uu doorbidayo inuu u wareego Liverpool (Alfredo Pedulla).

    Man Utd ayaa aad u dooneysa inay lasoo saxiixato daafaca dhexe ee Tottenham Hotspur Micky van de Ven hadii fursada ay soo baxdo xagaagan (Tottenham News).

    Ciyaaryahanka khadka dhexe ee RB Leipzig Dani Olmo ayaa xiiso ka helaya kooxo badan oo Yurub ah. Chelsea, Man Utd, Man City, Tottenham iyo Real Madrid ayaa dhamaantood isha ku haya xiddiga heerka caalami ee dalka Spain kaasoo qandaraaskiisa lagu burburin karo 52 milyan (Mail).

    Real Madrid ayaa meesha ka saartay inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Liverpool Luis Diaz, iyadoo ilo-wareedyo kooxdu ay aaminsan yihiin inuu heshiisku yahay “mid aan macquul ahayn”(Defensa Central).

    Liverpool ayaa uga digtay Real Madrid inay bixiso €100m Oo euro hadii ay doonayso saxiixiisa Trent Alexander-Arnold (Defensa Central).

    Barcelona ayaa laga yaabaa inay waydo saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Bayern Munich Joshua Kimmich ka dib markii Man Utd ay ku soo biirtay tartanka saxiixiisa (SPORT).

    Daafaca dhexe ee kooxda Juventus Dean Huijsen ayaa soo jiitay indhaha xilli uu amaah kula joogay Roma, waxaana haatan doonaya Liverpool, Borussia Dortmund iyo RB Leipzig. (Gazzetta dello Sport).

    Liverpool ayaa isha ku haysa tababaraha kooxda Spotting Lisbon ee Ruben Amorim iyo tababaraha Brighton ee Roberto Dizerbi (Telegraph).

    Wakiilada Manchester United ayaa u aaday Spain si ay u ogaadaan bartilmaameedyada suuqa kala iibsiga, 34 jirka weerarka uga ciyaara Spain Joselu, kaasoo amaah ugu jooga Real Madrid kana yimid Espanyol ayaa ka mid ah magacyada liiska ku jira (Relevo).

    United ayaa ku qasbanaan doonta in ay ugu yaraan 60m euros hadii ay doonayso oo u ciyaara Juventus (Gazzetta dello Sport).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.