Close Menu
    What's Hot

    Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Boqortooyada Sacuudiga oo Go’aan ka soo saartay in beri la ciidayo & in kale

    Boqortooyada Sacuudiga oo Go’aan ka soo saartay in beri la ciidayo & in kale

    By radiohalgan.comApril 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Qaar kamid ah wadamada Islaamka oo baadi goob u galay aragtida bisha soonfur ayaa ugu dambeyn shaaciyay in maalinta berito oo talaado ah ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ayna ciida tahay maalinta Arbacada.

    Maxkamada sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa go’aamisay in beri oo Talaado ah la dhameystirayo bisha Ramadaan, waxa ayna Maxkamada sheegtay in maalinta ciida ay noqoneyso arbacada oo bisha Abriil tahay 10.

    “Laguma arag bisha Shawaal Sacuudiga. Sidaa darteed Ciidul Fitriga ayaa la ciidayaa Arbacada, 10-ka Abriil 2024. Ilaahay ha inoo ogolaado inaan ka faa’iidaysanno bishan barakeysan waqtiyada ka haray si aan ugu gudanno waxa uu raalli ka yahay” ayaa lagu yiri War ka soo baxay Maxkamada sare ee Sacuudiga.

    Dowlada Soomaaliya ayaan wali go’aan kasoo saarin in beri la dhameystirayo Ramadaan iyo in kale, waxaana Wasaarada owqaafta iyo arimaha diinta baadi goob ugu jirtaa dhalashada bisha Soonfur.

    Inta badan dalalka Islaamka ayuu Ramadaanku u bilowday 11-kii Maarso 2024, waxaana la saadaalinayaa inaan la arki karin caawa Bishii Shawaal. Sacuudiga ayaa laga diyaar garoobay iyadoo la xiray dhammana qalabkii lagu eegi lahaa bisha.

    Sida ay sheegeen Culimada Fiisikis-ka iyo Cilmiga Xiddigaha dhammaan dunida islaamka suuragal maaha in laga karo Bisha caawa, taasoo ay ugu wacan tahay inay dhaceyso ka hor qorax dhaca ama la xiriirsameyso, isla markaana aanay jirin Bil la raadiyo.

    Waxay Culimadaasi caddeeyeen in hadii Aragti lagu furayo Ramadaanka ay sida saxda ah Bisha dhalan doonto Talaadadda oo si caadi ah dadku u arki doonaan Maqribta maalinta Talaadada kadib, Arbacadana ay bilaaban doonto Ciidul Fitriga.

    Waxaa yar Ramadaanka ku dhammaada 30 maalmood, iyadoo inta badan Sacuudiga iyo dalalka kale ay Bisha Ramadaan ugu dhammaato 29,.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

    February 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

    February 5, 2026

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.