Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » BOOLISKA oo soo saaray amar culus oo caawa dhaqan-galaya – Muxuu yahay?

    BOOLISKA oo soo saaray amar culus oo caawa dhaqan-galaya – Muxuu yahay?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 25, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xuska 26-ka June oo caawa ku beegan, waxaana jirta munaasabad wayn oo loogu dabaal-dagayo xuska maalintan qaran.

    Booliska ayaa soo saaray amar culus oo ku aadan inta lagu guda jiro dabaal-dagga maalmaha xorriyadda dalkeena oo caawa bilaabanayo.

    Taliska booliska ayaa faray dhammaan ciidamada qalabka sida in wax rasaas ah aysan ridi karin inta lagu jiro dabaal-degga 26-ka June iyo kowda Luulyo.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay “in kaliya dabaal-degga la ogol yahay in la adeegsado Bululeer”, kaas oo aan wax saameyn dhalineyn, looguna tala-galay dabaal-degga.

    Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed wuxuu ku wargalinayaa in dhamaan ciidanka qalabka sida iyo bulshada Soomaliyeed goob kasta oo ay joogaan inta lagu guda jiro dabaal-dega 26 Jun iyo 1 Luulyo, marka la gaaro  saacada calan saarka aan wax rasaas ah la ridi karin  marka laga reebo Bululeerka ay loogu tala-galay dabaaldegga” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska.

    Horay xabado loo riday dabaal-deg darteed ayaa dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, waana sababta keentay inuu mamnuuco booliska in la rido wax rasaas ah.

    “Maadaama ay horey uga dhasheen dhaawacyo soo gaarey qaar kamid ah bulshada Soomaaliyeed waa mamnuuc” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka.

    Waxaa kale oo lasii raaciyay “Dhammaan Laamaha amniga waxaa la farayaa inay u hogaansamaan amarkaan, ayna talaabo ka qaadaan cidii Ku xad gudubta Mahadsanidiin”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.