Close Menu
    What's Hot

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» BOOLISKA oo abaal-marin u ballan-qaaday ciddii soo sheegta ninkii gubay xaaskiisa

    BOOLISKA oo abaal-marin u ballan-qaaday ciddii soo sheegta ninkii gubay xaaskiisa

    By radiohalgan.comFebruary 3, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

     Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay war kasoo saaray dhacdadii argagaxa lahayd ee 26-kii bishii hore ka dhacday degmada Dharkenley, taas oo uu seygeedii ku gubay marxuumad Luul Sheekh Cabdicasiis oo shalay ku geeriyootay isbitaalka Digfer ee magaalada Muqdisho.

    Booliska ayaa sheegaya inay eedeysanaha oo baxsaday, laguna magacaabo Sayd Cali Macallin Daa’uud ay ka raadinayaan Muqdisho iyo gobollada dalka.

    β€œEedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan 2024 gubay xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaziira, isla markaana baxsaday. Baadi goobka eedeysanaha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka oo la rumeysanyahay inuu u baxsaday” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay taliska booliska Soomaaliyeed.

    Sidoo kale waxaa farriin loo diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo looga codsaday inay soo sheegaan ciddii aragta eedeysanaha/

    β€œQofkii helaa xogtiisa, waxaa ka codsaneynaa inuu la wadaago barta Ciidanka Amaanka ee ugu dhow, lambarka gaaban ee 991 ama baraha bulshada” ayaa mar kale lagu yiri.

    Waxaa kale oo lasii raaciyay β€œHowgalo lagu baadi goobaya ayaa socda waxaan rajeynaynaa in dhawaan gacanta lagu soo dhigo si’uu cadaalad u maro”.

    Booliska ayaa sidoo kale abaal-marin u ballan qaaday qof kastaa oo keenya xogta eedeysanaha ka dhuumanaya cadaaladda ee gubay xaaskiisa oo uur u lahayd.

    β€œWaxaan ummadda Soomaaliyeed ka codsaneynaa in ciddii aragtaa ay la wadaagto laamaha amniga ee ugu dhow. Qofkii xog ku saabsan nala wadaagta waxaan siin doonaa abaal-marin” ayaa lagu yiri fariinta kasoo baxday taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.