Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

    September 2, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Booliska iyo Xeer-Ilaalinta oo gubay Daroogadii ugu halista badneed iyo digniin loo diray Ganacsatada.

      September 2, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Booliska iyo Xeer-Ilaalinta oo gubay Daroogadii ugu halista badneed iyo digniin loo diray Ganacsatada.

      September 2, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Booliska iyo Xeer-Ilaalinta oo gubay Daroogadii ugu halista badneed iyo digniin loo diray Ganacsatada.

    Booliska iyo Xeer-Ilaalinta oo gubay Daroogadii ugu halista badneed iyo digniin loo diray Ganacsatada.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 2, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Xeer-ilaalinta Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu gubay magaalada Muqdisho daroogo halis ah oo lagu soo qabtay Dekedda iyo Garoonka Aadan Cadde, kadib markii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amartay in la baabi’iyo.

    Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in la gubay 250 kartoon oo daroogo ah, kuwaas oo ay ciidamada ammaanku ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen dekedda iyo garoonka.

    Waxaan maanta gubnay daroogo aad u halis badan oo loo keenay dalka si sharci darro ah, waxaana qabashadeeda ka qeyb qaatay hey’adaha ammaanka. Nuucaan daroogada ah waa mid sababi kara cudurro halis ah sida Kansarka. Waxaan uga digeynaa ganacsatada Soomaaliyeed inay bulshada ku halligaan maandooriye,” ayuu yiri Afhayeenka Booliska.

    Dhankiisa, Cabdirashiid Ismaaciil Nuur, Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ahna Madaxa Waaxda La-dagaallanka Maandooriyaha iyo Daawooyinka Khataraha ah, ayaa sheegay in habraacii sharci ee maxkamaddu amartay lagu fuliyey gubitaanka.

    “Daroogadaan aan maanta gubnay waa ka khatar badantahay kuwii hore la qabtay. Cidii soo dejisay waa la xiray, waxaana wajahayaan cadaaladda. Dhalinyarada Soomaaliyeed ayay si gaar ah u halis gelinaysay, sidaas darteed waa in bulshada laga badbaadiyaa,” ayuu yiri Xeer-ilaaliye ku xigeenka.

    Xeer-ilaalintu waxay uga digtay ganacsatada iyo dadka ku lug leh ka ganacsiga maandooriyaha iyo badeecooyinka kale ee sharci darrada ah inay ka fogaadaan falalkaas, iyadoo lagu wargeliyey in tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo dambiyadaas.

     

     

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

    September 2, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

    September 2, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.