Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

      February 7, 2026

      DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

      February 7, 2026

      DEGDEG:- Xildhibaano iyo Ciidan isku dhex dagaalay xarunta Baarlamaanka,

      February 7, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Booliiska Soomaaliya oo warbahiinta u sheegay halka ay gayn doonaan lamanahaan da’da yar ee ay xireen

    Booliiska Soomaaliya oo warbahiinta u sheegay halka ay gayn doonaan lamanahaan da’da yar ee ay xireen

    By radiohalgan.comFebruary 29, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Faisa iyo Cabaas waa labo lammaane ah oo da’yar kuna nool magaalada Muqdisho. Bartooda TikTok ayaa aad loogu bartay muuqaalada nolosha qoyskooda ku saaban ee ay halkaas ku baahiyaan, iyagoo marwalba muuqaaladoodu muujinayaan dabaqadda ay bulshada kaga jiraan nolol ahaan.

    Mar walba waxay ku muujiyaan muuqaaladooda in ay isku faraxsanyahiin noloshoodana ku qanacsanyahiin.

    Muuqaalada ay ku daabacaan barahooda TikTok iyo Facebook waxaa daawata malaayiin qof oo siyaabo kale duwan uga falcelisa kuwaas oo u badan dhallinyaro.

    Nolosha qoysaska jiilashan danbe oo online-ka aad uga dhex muuqata ayaa bulshada Soomaalidu dhexdeeda isku eedeysaa in wax walba ay ku soo baahiyaan baraha bulshada ee ay isticmaalaan, xitaa noloshooda hoose.

    Sababta ay sidaas dad badan u sameeyaan ayaa lagu tilmamaay in ay thay si ay u helaan daawadayaal badan , taas oo usii sahasha in ay ka sameeyaan dhaqaale ay ku maareeyaan nolol maalmeedkooda.

    Lamaanahaan da’ada yar ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa muuqaal ay soo galiyeen barahooda bulshada aad looga falceliyay – waa muuqaal ay Faisa u qabaynayso Cabaas.

    Barta Facebook oo keliya muuqaalkaas waxaa la daawatay in ka badan 1 milyan oo jeer halka barta TikTok-na ay daawatay ku dhawaad todobo boqol oo kun.

    Laamaha amaanka ayaa xidhay lamaanaha iyagoo ku eedeeyay ‘in muuqaalku ahaa mid anshax daro ah’.

    Afhayeenka Booliiska Soomaaliya, Gaashaanle sare, Qaasim Axmed Rooble oo BBC-da lahadlay ayaa sheegay in hawlgal looga hortagayo dhaqan xumada ay ku soo qabteen lamaanaha.

    β€œAyaga oo qabaysanaya ayay muuqaal iska duubeen, arrintaasina mid sharciga garab marsan weeye; dhaqanka, diinta iyo edaabtana mid garab marsan weeye,” ayuu afhayeenku.

    Booliska Soomaaliya ayuu sheegay in mar walba ay idin u haystaan ka hortagista falalka anshax darrada.

    β€œWaxaa ciidanka booliiska ka go’an oo amarada la siiyay kamida meel walba oo ay joogaan, wax alaala waxii dhaqan xumo ah in ay la dagaalaman dhallinyarada soomaaliyeedna waxaan ku wargelinaynaa cidii sharciga u hoggaansami wayda ee dhaqan xumo wada in aan la dagaalami doono,”

    Sida uu BBC da u sheegay Abuukaate Cabdinaasir Xuseen, Xeerka Ciqaabta ee Soomaaliya ayaa leh qodobdo tilmaamaya in waxyaalaha anshax darrada ah loo xiro karo muwaadinka, balse waxa aan cadayn in falka lagu xiray lamaanahaan uu noqonayo mid xeerku u aqoonsan doono anshax darro iyo in Kale.

    Qaar kamid ah ehelada ayaa sheegay in ay iyagu dalbadeen in la xiro, maadaama aysan ku qanacsanayn muuqaalada ay lamaanuhu soo bandhigayeen. Balse waalidka dhalay lamaanahaan oo aan isku daynay inaan la xiriirno ayaan noo suuragalin.

    TikTok

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Boolisku waxay sheegeen in 48 saacadood ka dib ay ku wareejin doonaan kiiskaan laamaha garsoorka.

    Xidhitaanka lamaanahaan ayaa baraha bulshada Soomaalida hadal hayn ka dhaliyay siyaabo kala duwan ayaana looga falceliyay, kuwo way ku maadsadeeen, kuwana way dhaleeceeyeen oo waxay ku tilmaameen anshax daro xad-dhaaf ah.

    Taliyaha Booliiska ayaa sheegay in ay usoo jeedsadeen in ay si dhab ah wax uga qabtaan dadka baraha bulshada ku faafiya waxyaabaha anshax darada ah, waxuuna sheegay in hadda ka hor haddii ay amniga aad ugu mashquulsanaayeen in ay haddana wakhti badan gelin doonaan waxka qabashada dadka dhaqan xumada faafiya.

    BBC-da oo weydiisay sida ay dadka baraha bulshada isticmaala ee dhaqan xumada faafiya ay ula dhaqmayaana waxuu ku jawaabay: β€œAnniga ma jirto xeerar gooni ah oo aan dejino, qofkiise anshax xumo sameeya waxaan geynaynaa muddo 48 saac ah guddahood maxkamad, maxkamadda ayaana la macaamilaysa xeerarka yaala ayaana lamarsiinayaa,”

    Afhayeen ayaa sidoo kale xusay in ay jiraan dadyoow kale oo ay doonayaan iyagana in ay soo qabtaan kuwaas oo baraha bulshadana ‘xumaan ku faafiya’.

    Bulshada oo si dhow ula shaqaysa ayuu sheegay in ay u dhibyaraysay marwalba in ay soo qabtaan dadyowga faafinaya ‘waxyaabaha xun’ qalabyada ay isticmaalaana ay u ogolaanayaan qofka meeshuu joogo in ay ogaadaan taas oo laamaha amaanka u sahasha in ay soo qabtaan qofkay rabeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Waxaa farxad iyo guul weyn ii ah in aan soo gabagabeeyo buuggii aan muddo dheer ku hawlanaa, kaas oo cinwaankiisu yahay Halgan

    January 25, 2026

    Sama fale Cabdicasiis Muudeey oo u dhaq-dhaqaaqa caawinta bulshada dan yarta ah ayaa weli wada caawinta iyo afurinta qoysaska danyarta ah ee beledweyne ku sugan. (SAWIRRO)

    March 19, 2024

    Sida khuuradu u dhibaateyn karto guurkaaga iyo xalka looga bogsan karo

    March 19, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

    February 7, 2026

    DEG DEG Ciidamo Boolis ah oo Gudaha u galay Xarunta Golaha Shacabka iyo Xaalad taagan

    February 7, 2026

    DEG DEG: Warbaahinta madaxa bannaan oo isaga soo baxay xarunta golaha

    February 7, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.