Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Booliiska oo ka hadlay Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay

    Daawo:- Booliiska oo ka hadlay Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay

    By radiohalgan.comAugust 3, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan Xasan, oo goordhaw warbaahinta shir jaraa’id u qabtay  ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii xalay kooxda Al Shabaab ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho iyo khasaaraha ka dhashay.

    Waxa uu sheegay afhayeenka in weerarka Al Shabaab uu ku bilowday qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa isku soo xiray, kaa uu sheegay in uu isku qarxiyay dad shacab ah oo ku sugnaa dhulka bannaan ee xeebta Liido iyo hooyooyin halkaasi alaabo yar yar ku iibinayay.

    Afhayeenka ayaana sheegay in qaraxa kaddib dabley hubeysan oo gaaraya ilaa saddex nin ay galeen dhismaha maqaayada Beach View halkaas uu sheegay in ay doonayeen in ay dad shacab ah ku laayaan, hasa ahaatee ciidanka ammaanka kahor tageen shartooda laguna dilay goobtaasi.

    Waxa uu sheegay afhayeenka ciidanka booliiska in weerarkii xalay ka dhacay xeebta Liido ku dhinteen dad gaaraya 32 qof oo shacab ahaa, waxa uuna inta aku daray tirada dadka dhaawaca ah ay gaarayaan 63-qof oo qaarkood dhaawacyo culus qabaan.

    Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada fashiliyeen kana hortageen gaari waxyaabaha qarxa kasoo buuxiyeen Al Shabaab ay doonayeen in ay ku laayaan dadka ka badbaada weerarkii hore, waxa uuna xusay in ciidamada qabteen isaga oo dhaawac ah ninkii waday gaarigaasi qaraxyada lagu soo raray.

    Ugu dambeyn afhayeenka booliiska Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gacmaha is qabsadaan ayna dowladda iyo ciidanka gacan ku siiyaan soo afjarida cadawga uu sheegay in ay usoo jeesteen in ay laayaan shacabka Soomaaliyeed aan waxba galabsan

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.