Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025

    DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

    May 9, 2025

    Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

    May 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

      May 9, 2025

      Kacdoon lamid ah kii Laascaanood oo looga dhawaaqay Baladweyne .

      May 9, 2025

      DEG DEG Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo Muqdisho ka dhacay

      May 9, 2025

      DEG-DEG: Madaxtooyada Beledweyne ayaa waxaa goor dhow la wareegay

      May 9, 2025

      DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

      May 9, 2025

      DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

      May 9, 2025

      Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

      May 9, 2025

      Pakistaan oo ku hanjabtay in ay Hindiya ka aargudan doonto

      May 8, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

      May 9, 2025

      DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

      May 9, 2025

      Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

      May 9, 2025

      Kacdoon lamid ah kii Laascaanood oo looga dhawaaqay Baladweyne .

      May 9, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Booliiska Netherlands oo baaraya weerarkii lagu dhibaateeyay taageerayaal Yuhuud ah ee Kooxda Maccabi Tel Aviv

    Booliiska Netherlands oo baaraya weerarkii lagu dhibaateeyay taageerayaal Yuhuud ah ee Kooxda Maccabi Tel Aviv

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comNovember 8, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Booliiska Dalka Netherlands ayaa billaabay baaritaanno la xiriira weerar lagu beegsaday Taageerayaasha Kooxda Maccabi Tel Aviv ee Israa’iil, waxaana la arkayay Dad badan oo Yuhuud ah oo kala ordaya kaddib markii la beegsaday.

    Ra’iisul Wasaaraha Holland Dick Schoof ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay si buuxda u baarayaan weerarka ka dhanka ah Yuhuudda ee ka dhacay Bartamaha Magaalada Amsterdam si ka dabatag loogu sameeyo falkaas.

     

     

    Dadka beegsaday Taageerayaashaan Yuhuudda ah ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah dhibaatooyinka ay Israa’iil ka geysaneyso Bariga Dhexe, waxaana laga soo xigtay in ay dhaheen ‘nabad kuma socon doontaan inta aad dhibaatada geysaneysaan’.

    Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in labo diyaarad oo degdeg ah kuna sheegay in ay yihiin kuwa badbaadada uu u diray Magaalada Amsterdam ee xarunta Netherlands si Dadkiisa loo badbaadiyo sida uu hadalka u dhigay.

    Israa’iil ayaa dunida ka noqotay tuke cambaar leh kaddib markii muddo sanad ka badan ay gumaad ka geysaneyso Bariga Dhexe, Dalal badan oo ah kuwa reer Yurub ayaa kasoo horjeystay xasuuqa ay wado, waxaana laga cabsi qabaa in dalal kale lagu beegsado muwaadiniinta Yuhuuda ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025

    DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

    May 9, 2025

    Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

    May 9, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Mareykanka oo ka biyadiiday go’aamadii shirkii Madasha Wadatashiga Qaran

    May 9, 2025

    DEG DEG Pakistan ayaa markii ugu horreysay adeegsatay hub casri ah

    May 9, 2025

    Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay salaad Janaaso

    May 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.