Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Booliiska Mareykanka oo $17.5m magdhow u siinaya haween xijaabka laga siibay

    Booliiska Mareykanka oo $17.5m magdhow u siinaya haween xijaabka laga siibay

    By radiohalgan.comApril 7, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Booliiska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa lacag dhan $17.5 milyan ku bixinaya dacwad ay so gudbiyeen labo haween Muslimiin ah oo lagu qasbay inay xijaabka siibaan mar ay sawirro ka qaadayeen booliiska laga shakisan yahay.

    Dacwaddan oo ku muddeysneyd 2018 ayaa lagu sheegay in xoriyadda diimeed ee Jamila Clark iyo Ariwa Aziz meel looga dhacay sidoo kalena arrimahooda u gaarka ah loo dhacay.

    Sida laga soo xigtay qareennada, in ka badan 3,600 oo qof ayaa laga yaabaa inay helaan lacagta sida la qorsheeyay.

    Siyaasadda booliiska ayaa oggolaatay in sawir lagu galo xijaabka afar sano kahor. Maamulka Magaalada New York City ayaa sheegay in kiiskan uu albaabka u furay in isbeddel toos ah la sameeyo.

    Heshiiska magdhowga, ayaa si kastaba, waxaa qasab ah inuu ansixiyo xeer ilaaliyaha federaalka oo kiiskan ku daba jiray.

    Sida laga soo xigtay dokumentiga maxkamadda, Ms. Clark ayaa oysay, iyadoo sheegtay inay dooneysay inay xijaab xirato waxayna ka codsatay booliiska inay gashato xijaabkeeda mar ay sawir ka qaadayeen.

    “Markii ay igu qasbeen inaan xijaabka iska siibo, waxaan dareemay qaawani. Ma hubo haddii erayadu ay qiyaasi karaan sida aan u dareemay in meel la iiga dhacay,” ayay ku tiri war ay soo saartay Jimcihii.

    β€œAad baan ugu faraxsanahay inaan qeybteyda ka qaatay caddaalad u keenidda kumannaan reer New York ah.

    β€œHeshiiskan wuxuu caddeynayaa inaan saxanaa sanadahaas oo dhan markii aan lahaa waa khalad inaan xijaabkeyga u siibo si sawir la iiga qaado,” ayay tiri.

    Qareennada haweenka ayaa ku dooday in booliiska lagu qasbo inay xijaabkooda dhigaan marka ay sawir ka qaadayaan eedeysanayaasha ku sugan xarunta booliiska ay meel uga dhacayso xoriyaddooda diimeed iyo xitaa xuquuqdooda.

    War uu helay wargeyska New York Times, ayaa waxaa lagu sheegay in waaxda caddaaladda ee magaalada ay sheegtay in heshiiskan uu “si taxadar leh isugu dheellitirayo xushmadda ay waaxdu u heyso arrimaha diinta ee aadka loo rumeysan yahay iyadoo muhiim ay tahay xoojinta sharciga loo baahan yahay marka sawir la qaadayo”.

    “Cahdigan wuxuu u adeegayaa danaha dhammaan.”

    Lacagta ayaa la filayaa in loo kala qeybiyo kumannaan dacwad soo gudbiyay kuwaasoo la xiray intii u dhaxeysay March 2014 ilaa August 2021. Qareennada ayaa sheegay in shakhsiyaadka ay heli karaan ugu badnaan $7,000 ilaa $13,000.

    Golaha Xiriirka Islaamiga ah ee Mareykanka (CAIR), oo ah kooxda ugu weyn Mareykanka ee u ololeysa arrimaha Muslimiinta, ayaa ammaanay haweenka, iyagoo sheegay in isbeddelka uu saameyn doono haweenka diimaha kale heysta ee sidoo kale xirta maro-diimeedka madaxa lagu xirto.

    “Waxaan mahad u direynaa haweenka Muslimiinta ah ee sida geesinnimada leh ugu adkeystay tan, iyagoo sababay isbeddel siyaasadeed oo ay ka faa’iidi karaan kuwo badan oo si isku mid ah waajibaad diini ay u tahay,” ayuu yiri madaxa CAIR ee New York, Afaf Nasher.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.