Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Biden oo madaxda Labada Aqal ee Maraykanka kala hadlaya Kaalmada Israel & Ukraine ay siiso Dowladdiisa

    Biden oo madaxda Labada Aqal ee Maraykanka kala hadlaya Kaalmada Israel & Ukraine ay siiso Dowladdiisa

    By radiohalgan.comFebruary 26, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kulan gaar ah ku ballansaday afar xubnood ee ugu sarreeya labada Aqal ee Baarlamaanka Dalkaas si uu ugala hadlo kaalmada Washington ay siiso Ukraine & Israel oo dhaqaale ahaan ku badatay Dalkaas.

    Sida uu sheegay sarkaal katirsan Aqalka Cad ee Maraykanka oo ka gaabsaday in magaciisa iyo Derajadiisa la adeegsado sabab la xiriirta in uusan fasax u haysan ka xog-warranka arrintaan waxa uu kulankaan muhiim u yahay madaxdaan oo si hoose u eegaysa kaalmada labadaas dhinac.

    Kulankaan waxa uu dhacayaa Talaadada berri ah waxaana uu noqonayaa mid si gaar ah indhaha ay ugu wadahayaan Ukraine iyo Israel oo si gaar ah u sugaya qodobkaan maadaama kaalmadaan miiska dooddeedu saaran tahay labadooda ay qaataan.

    Afarta mas’uul ee Madaxweyne Joe Biden uu kulankaan ku ballansaday ayaa kala ah:

    1-Mike Johnson oo ah Afhayeenka Aqalka hoose ee Kongareeska

    2-Chuck Schumer, Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Aqalka Senateka

    3- Hakeem Jeffries Hoggaamiyaha mudanayaasha Dimuquraadiga ee Aqalka Hoose

    4- Mitch McConnell Hoggaamiyaha Jamhuuriyiinta ee Aqalka Senateka

    Aqalka Hoose oo ay ku xooggan yihiin Jamhuuriyiinta ayaa cadaadis badan kala kulmaya sidii uu u meel-marin lahaa lacag dhan 95 Bilyan oo Doollar oo lagu bixinayo Ukraine, Israel iyo arrimo kale oo hortabin u leh amniga Qaranka Maraykanka sida uu ku doodayo Madaxweyne Joe Biden.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.