Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Xildhibaan Ciid war culus kasoo saaray weeraradii Top Coffee iyo Xabsiga Dhexe

    Daawo:- Xildhibaan Ciid war culus kasoo saaray weeraradii Top Coffee iyo Xabsiga Dhexe

    By radiohalgan.comJuly 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Cabdirsaaaq Ciid oo ku hadlayay afka Baarlamaanka Soomaaliyeed oo uu xubin ka yahay ayaa si kulul uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay 72 saac ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo sababay khasaare xoogan.

    Xildhibaanka oo ka hadlayay qaraxii xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee iyo weerarkii ka horreeyay ee xabsiga dhexe ayaa sheegay in ay yihiin wax aan loo dulqaadan karin, wuxuuna tilmaamay inay muujinayaan inuu faraha kasii baxay amniga caasimada dalka.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ka baarlamaan ahaan ay dalbanayaan isla xisaabtan dhab ah, si ay cid u qaadato mas’uuliyiinta dhibaatooyinkaasi dhacay.

    Runtii wax mar walba qalad ah oo wax loo dulqaadan karo ahayn inuu fal dambiyeen dhacdo dadna lagu gumaado lagu laayo, haddana aan hal qof loo soo xirin, hal mas’uulna aan shaqada looga qaadin” ayuu mar kale yiri xildhibaan Cabdirsaaaq Ciid.

    Waxaa kale oo uu raaciyay “Baarlamaan ahaan waxaan rabna in sharciga la horkeeno dadkii ka dambeeyay dhibaatadaas, jawaab cad ayaan ka rabnaa dowladda

    Cabdirisaaq Ciid ayaa tilmaamay inay shaki wayn muujinayaan weeraradan marka loo fiiriyo goobaha lala beegsaday oo si wayn loo ilaaliyo amnigooda.

    “Lama fiirsan karo in xabsiga dhexe ee Soomaaliyeed oo sidaa ognahay loo ilaaliyo in gudaha hub loogu dhex geeyo ay ka dhex dagaalamaan dadna ay ku laayaan” ayuu yiri.

    Weeraradan is xig xigay ayaa kusoo aaday, ayada oo bilihii lasoo dhaafay ay reer Muqdisho ka nasteen qaraxyadii horay uga dhici jiray caasimada, kadib qorshe ay la timid dowladda.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.