Beledweyne waxaa ka bixi doonna maalinta berita ah illaa 240 Masuul kunna wajahan Caasimadda Dowladda HirShabelle ee Jowhar.
HirShabelle waxa ay soo bandhigi doontaa maalinta berita ah Tariikh Siyaasadeed waxaanna kulmi doonna wajiyo baddan oo xiisa isku qabba.
Hal mar waxa soo degi doonna 3 diyaaradood oo laggu qaaddi doonnaa Masuuliyiinta Gobolka Hiiraan heer Degmo iyo heer Gobolka intaba.
Waxii Warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com
Liban Qoono