Muqdisho(Radiohalgan.com)- Xildhibaanada Wasiirka Beelaha Xawaadle ee Ku matalo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la rabay in u doodan Xaquuqta Beeshu ayaa kaalintii ku lahyeen ayaa ka soo bixi waayay?
Haste Hase ahaate Xogta Radio halgan heshay ayaa ah qoysaska beesha xawaadle ee dagan dhulka dabdamiska oo
Maalmo ka-hor dowlada Federaalka
Amar ku bixisay dhamaan bulshda dagan iney ka guuuran
Dhulka dabdamiska,arintan oo
xasarad iyo iska hor-imaad sababay dhimisho iyo dhaawac.
Beesha xawaadle oo degaanka
56 qoys ay kadagan tahay xafada dabdamiska ayaa waxay
Cabasho ka muujiyeenin la dafiray xuquuqdii ay ku lahayen
Dhulka dabdamiska,ayadoo ,
Beesha sacad habrgidir kali ah
Loo aqoonsaday,xuquqdii ay ku
Lahayee dhulka dabdamiska,
Hadaba aydoo arinkan laga duulayo,ayaa lataliyaha madax
Weynaha jamhuriyada fedaralk
Somaliyo Mudane maxamed
Xasan qone iyo ex Xildhiban
Cabdulqadir sh Xanafi ay cawa
Kulan la ariira arintaasi kala
Yeesheen Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug
Mudan axmed qoorqoor oo
Garwadeen ka ahaakhilafka
Deegaanka dhulka dabdamis
Masuuliinta ayaa isla qaatay in
Xal loo helo cabashada beesha
Xawaadle,sidoo kale Madax
Weynuhu waxa uu balanqaday
In beesha xawaadle helaan
Xuquuqdoida oo dhamestiran.
waxii warar ah oo ku soo korfho kala soco Marwlba Radiohalgan.com