Beel-weynta Xaamuud ee Baadicade Ayaa Deeq iskugu jirtay Laba Neef Geel ah iyo Deeq Raashiin Nuucyadiisa kale duwan ka kooban Ku wareejiyay Maanta Guddiga Soo dhaweynta Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, ee Degmada Jalalqasi ee Gobolka Hiiraan,
Odayaasha dhaqanka dhalinyarada iyo qeybaha ka duwan ee Beel weynta Xaamuud oo geelna iyo Deeqadan ku wareejiyay Guddiga Soo dhaweeynta Wabarka ayaa sheegay inay ku faraxsayhiin imaashada Wabarka islamarkaan ay garabtaganyhiin,
Guddiga Soo dhaweynta Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, ayaa ugu mahadceliyay odayaasha dhaqanka, dhalinyada iyo Guud ahaan Beel-weynta Xaamuud dadaalkood kaqeyb qaadashada Soo dhaweynta iyo marti qaadka Wabarka.
Odayaasha, Dhalinyarada iyo Aqoonahanada Beesha Xaamuud oo siweyn horay ugu qeyb qaatay soo dhaweeyntii Wabarka ayaa markaan kaqeybgalya Marti Soorka wafdiga Wabar Maxamed, taaso ka dhigan inay beesha gob ku tahay Qadrinta dhaqanka,