Beer aad u qurux badan oo leh Maqaayado waa weyn iyo Goobo Loo diyaariyay in ay Caruurta ku Ciyaaran Malmaha Ciida ayaa Laga Furay Duleedka Magaalada Baladweyne, waana Meel ku Wacan Nasiinada oo jawi Macaan lagu qaadanayo.
Beertan waxaa Lagu Magacaaba Golden waxaana ay ku taalla Warshada Muyi saxo oo ku taalla Xaafada Kooshin Gaar ahaan laanta Ceeljaalle ee Magaalada Baladweyne.